Site icon Daruur درور

Xubinka taranka dhiig ayaa ka yimaado sigada awgeed

Xubinka taranka dhiig ayaa ka yimaado sigada awgeed

Su’aasha:

Asc dr su aal aan qabaa tarankayga afkiisa hori ayaa iga xoqmay kadibna dhiig yar ayaa ka imaaday waqtigaasna masturbation ayaan sameeynaayi kadibna waan iska dhaafay masturbation markaa dareemay in tarankayga ibtiisa hori dhaawac iga gaaray hada mudo 1sano waan iska dhaafay lki wali taranka afkiisa hori waa i xanuunaa markaa xirto sarwalka taranka afkiisa hori waa jilcan yahay markuu sarwalka taabtana waa soo gaduusdanaa marka ma is dhihi karaa dhaawaca gudaha ayuu ka qabaa maadaa taranka afkiisa hori wax dhaawac lahayn maxaasi xal ah ama daawo ah aan qaataa thxnks

Xubinka taranka dhiig ayaa ka yimaado sigada awgeed
Xubinka taranka dhiig ayaa ka yimaado sigada awgeed

Jawaabta:

Way dhici kartaa siigada inay dhaawac gudaha ah kuu keentay, waxaa xal kuu ah inaad ka fogaato siigada gabi ahaanba, maxaayeelay waa fal aan dabiici ahayn oo mustaqbalka dhibaatooyin kale kuu keeni kara, xubintaada ilaalso.

Dhaawaca noocaas ah wuxuu usii gudbi karaa meelo kale oo jirkaaga ku saabsan sida kelliyaha oo kale.

 

Scientific studies in this regard have suggested a number of factors that may have a role in stimulating the desire to practice this act up to the state of addiction, namely:
Malfunction of chemicals in the brain.
A change in the pathways of the brain.
Exposure to severe psychological stress.
Easy access to pornography and habitual viewing of it.
Having a history of physical or sexual abuse.
Growing up abnormal in a family atmosphere fraught with conflict.
Masturbation is not a mental disorder that can be diagnosed in the Diagnostic and Statistical Manual of Mental Disorders, but some people can develop an addiction to masturbation and spend a lot of time practicing it, which can lead them to:
Skip routines or daily activities.
Absenteeism from work or school.
Cancel plans with friends or family.
Because people are reluctant to talk about it, it’s hard to know how many people enjoy and masturbation on a regular basis, or how many people find it hard to resist!

The most dangerous of these diseases is the disease of destitute fatigue that is similar to the concept of chronic fatigue syndrome in Western medicine, and this happens when a man loses a lot of semen and can be a major cause of fatigue.

Symptoms can include:

Dizziness;
Insomnia.
Unexplained pains.
Heart problems.
Pooping.
Infections.
Kidney problems.

Exit mobile version