Site icon Daruur درور

Xanuunka bigrada fircooni iyo suni sidey kala yihiin

Xanuunka bigrada fircooni iyo suni sidey kala yihiin

Su’aasha:

gabar ayan ahay oo guur uso dhow waxan ka mid ah gabdhaha sunaha loo guday, dhowr meel ayaan ka akhriyay in bikrada iyo toliinka ay kala duwan yihin oo ay kala xanun badan yihin arintaas maxa ka jira teda kale bikrajabinta imisa haben ayay ka qaadanaysaa ninka cayila gabadha ma sameeyaa raaxada iyoo xanuunka waxan maqlay gabdhaha buuran waxaa ka raaxo badan kuwa qaliirka ah fadlan jawaab.

Xanuunka bigrada fircooni iyo suni sidey kala yihiin
Xanuunka bigrada fircooni iyo suni sidey kala yihiin

Jawaabta:

Marka hore bikaarada ama bigrada waa wax ka duwan talliinka lagu sameeyo gabdhah qaar marka la gudayo, bikrada waa wax dabiici ah waan xuub xinjir oo kale ah oo gudaha cambarka ku daboolaan waxaa laga yaabaa inuu furan yahay wax yar oo dhiiga caadada kasoo bixi karo, hablahana way ku kala duwan yihiin qaababka ay tahay bigrada ama uu yahay xuubka bikaarada.

Xuub waxaa jira boqboqsan xuub xiran wax yar ka furan yihiin iyo xuub bambiiro oo kale ah oo aanba jabin marka galmada la samaynayo kaliya wuxuu jabaa marka ay gabadhu dhasho wuxuuna ka mid yahay noocyada bikrada ugu yaabka badan naagta xitaa dhiig kama yimaado marka ninka habeenka aqalgalka u tagayo siduu uga yimaado gabdhaha kale oo lix noocyada kale ee bigrada.

marka xanuunka bikrada laga hadlo xanuun aad u daran ma aha, marka loo eego bikrajinta dumarka fircooniga u gudan.

dumarka fircooniga loo guday ninka waxay qaadanaysaa bikrajintooda maalmo raga qaar maba awoodaan inay bikra jabiyaan, laakin bigrada dabiiciga sidaas ma aha waa hal mar kaliya oo ninka meesha ku riixo geedkiisa oo si xoog u taagan durbada wuu galaya waayo waa sida xinjir oo kale wuu fudud yahay.

Dumarka firconiga u gudan waxaa laga yaabaa inay meesha ka bukato illeen waa maqaar tolnaa oo xoog lagu jeexay oo meesha oo dhan dumartay.

Teeda kale raaxada naagta kuma xirna cayil iyo caato taas waxay u noqonaysaa sida naagta ay tahay iyo hormuunaadkeeda jira kacsiga waa dhalsho inta badan cayil iyo cayildarro kuma xirna.

Gabar buuran ayaa dhici karto oo kacsi daran sidoo kale mid caato oo eber ah ama cagsigaba.

 

Gabar bikro ah in ilmo lagu beero ma dhib bay keenaysaa

 

إذا رأيت المريض يجد وجعا في ناحية الكلى ومعه نافض مختلف فيما بين فترات ويحم مع ذلك حميات على غير ترتيب

فابطح العليل على بطنه ثم سله هل يجد ثقلا معلقا فإنه إذا كانت الكلية اليمنى فيها ورم أحس حين ينام

على اليسرى بثقل معلق وبالضد فإن كان يعرض ذلك للعليل فاعلم أنه في كلاه جرحا وإذا نضج وقاح

وانفجر بال العليل مدة ويجب أن تحرص كل الحرص على سرعة ادمالها لأنها متى ازمنت عسر

اندمالها عسرا شديدا وقال: وصارت عسرة البرء عسرا كثيرا جدا والعلامات الدالة على أن القرحة باقية

بعد هي بقاء القيح في البول وحس الوجع ويحم وقشور القروح وربما خرج منها أيضا الدم

وإذا خرج الدم بعد أن كان قد خرج القيح فهو يدل على أن القرحة دائما يتأكل

Exit mobile version