Site icon Daruur درور

Xaaskayga shuunka maka xiiri karaa

Xaaskayga shuunka maka xiiri karaa

Su’aasha:

walal waxan maqlay qofkii xaaskiisa farjiga ka eego inuu indhaha beelayo marka waxaan rabaa inan ku weydiiyo xaaskayga shuunka ma xiiri karaa inaan xiiro waxay u baahan tahay inaan si fiican u eego taas dhib miyaa iga soo gaaraya ama waxaa waajib ah iyada inay shuunka iska xiirto iga jahilbiya arinkas.

Xaaskayga shuunka maka xiiri karaa
Xaaskayga shuunka maka xiiri karaa

Jawaabta:

Ninka xaaskiisa wuu ka arki karaa farjiga wax dhib ma laha, xadiiska kusoo arooray oo sheegaya  in la eego farjiga dumarka waxaa laga qaadayaa indho la’aan waa xadiis aan saxiix ahayn, marka ninka xaaskiisa wuu daawan karaa jirkeeda dhammaan meel loo diidayo ma laha, wuuna ku raaxaysan karaa, shuunka hadduu ka xiiro wax dhib ma laha waaba wanaag uu iyada u samaynayo.

Taas waxaa kuu caddeynaya naag ay kuu banaan tahay inaad galmo la samayso miyaa laguu diidayaa inaad aragto farjigeeda.

Waxaa kaloo aad ogaataa in layska xiiro timaha hoose ama bisqinta waa waajib culimo badan sidey qabaan ama waa sunno mu’akad ah sida qaarka kale ay qabaan, marka haddii timaha aan la xiirin dhibaatooyin badan ayay u keenaan caafimaadka xubnaha taranka, cuncun iyo nabro ayaa kasoo yaaca nadaafadda ayay luuq galiyaan, marka waa wax loo baahan yahay in lamaana ay ku dadaalaan timaha in layska xiiro, dumarka iyo ragaba way ka siman yihiin timaha hoose inay iska jaraan ama xiiraan waxaana fiican xiirida, waayo dhib badan ayuu keenaa marka uu dheer yahay wasakh iyo dhidid ayaa meesha wada qabsanaya.

 

Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa

Xaaskayga shuunka maka xiiri karaa

A man can see his wife’s vagina, there is no problem, the hadith which says that looking at a woman’s vagina is taken away blindly is an unsigned hadith, so a man can watch his wife’s whole body, there is no reason to deny it. can enjoy it, it doesn’t matter if he shaves his chin, he is doing good for her. This is proven by a woman with whom it is permissible for you to have sex, and you are not allowed to see her vagina. You should also know that shaving the lower part of the hair or shaving is a must according to many scholars or it is harmful as others think. They care about cleanliness, so it is necessary for couples to shave their hair, women and men are equal to cut or shave their lower hair and it is better to shave, because it causes more problems when it is long and dirty. and sweat takes place together.

Exit mobile version