Site icon Daruur درور

Waxan ku riyoodey anoo heysta waxar yar

Su’aasha:

Asc wllo waxan ku riyoodey anoo heysta waxar yar oo dhalatey qurux badan maxay noqoneysa waxar waxan kawada adhiga ama rida marky dhasho neef.

Waxan ku riyoodey anoo heysta waxar yar
Waxan ku riyoodey anoo heysta waxar yar

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa khayr badan inshaa Allaah waxarta waa nimco Ilaahay ku siin doono sidoo kale maal badan iyo arsaaq xagga Alle kaaga imaan doonto waa riyo bishaaro wadata.

Exit mobile version