Site icon Daruur درور

Waxaan mudo 8 sano ah wadaa siigada inan joojiyo wan iskudayay lakin wali ma suurobin

Su’aasha:

Asc waxaan mudo 8 sano ah wadaa siigada inan joojiyo wan iskudayay lakin wali ma suurobin waxaa igudacay waswaska bilihi ugu dambeyay markan sameeyo wan walwala kadib waxaa igusodaca 30 soomi hadan sameeya hada Ila 7 jer Ayan maraya mana xaqijin Karo inan kuhadlayay iyo inkale waxaan kacabsi qaba in xibinteyda narta igaliso. midkale guskayga WA wax 2 cm kayar 22 sano ayana Jira ma waynayn kara Mise sidan ayay igudamatay madama koritankeyga ujoogsaday.

Waxaan mudo 8 sano ah wadaa siigada inan joojiyo wan iskudayay lakin wali ma suurobin
Waxaan mudo 8 sano ah wadaa siigada inan joojiyo wan iskudayay lakin wali ma suurobin

Jawaabta:

Dhowr jeer ayaan kaaga jaawabay su’aalaha shakiga iyo waswaaska haddaad illowday webka Daruur ayaad ka raadin kartaa mar kale akhriso.

Midda ah siigada waxaad kaga bixi kartaa dhibka ku haysta inaad ka fogaato oo aad ku dadaasho salaadda iyo soonka iyo quraanka, taasna iyadoo faahfaahsan waxaad ka akhrisan kartaa webka Daruur.

Geedka ninka oo dabiiciga ah oo ninka xaaskiisa ku qancin karo waa 8 sinti ilaa 18 oo kale haddii uu ka yar yahay dumarka waxba kama qaadi karo.

Adiga da’da aad jirto waa laga yaabaa inuu dherer kugu darsamo, qofka mar kaste uu sii weynaado da’ ahaan geedkiisana waa sii koraa dherer iyo balacba.

Exit mobile version