Site icon Daruur درور

Waswaska marka  muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa

Su’aasha:

Waswaska marka  muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa ? Maxase xal u ah
Anigo mantay class Ka kujira Ayan kufikirayay inan imtixaanka Ka baaso marka soon Ayan iguso dacayay lakin anigana waxaan laha illahi anigo wax shardi lagalin ayuu wax walba isiiya marka umabahano inan shardi lagalo lakin saladi magrib anigo weyso qadanayo aad ayuu waswaska iguso lalabanayay biya Aya afka kuhayay waxaan iri anigo kujesjesayo shaydanka hadan A helo 100 Ayan soomi hadan A- helo 80 hadan B+ helo 58 Ayan soomi ee niyow ciyarta igadaa shaydanka Ayn kuleyahay sidas markan dhameystay waxaan kashakiyay miyan kuhadlay Mise sheko gudaha ayay aheyd markan maxaan kasameya

Waswaska marka  muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa
Waswaska marka  muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa

Jawaabta:

Shakiga badan ayaa kuu keenaya waswaaska ku dadaal inaad quraanka akhrisato waayo asal ahaan waswaaska shaydaan ayaa sababo wuxuuna usoo maraa shakiga marka adiga u dhowow Alle diinta ku dhaqan salaadaha ku dadaal waysada ilaali inshaa Allaah shaydaanka waa kaa joojin doonaa waswaaska.

Fiiro gaar: su’aasha aad weyddiinayso dhowr jeer ayaa laga jawaabay webka ayaad ka heli kartaa shakiga soon makugu waajibiyo saan sheegnay haddaad nadar samayso adoo ka shakisan.

Exit mobile version