Site icon Daruur درور

Waa maxay cayilka foosha xun What is bad obesity

Waa maxay cayilka foosha xun What is bad obesity

Obesity and thinness in men and women is different from one society to another

Cayilka iyo caatanimada raga iyo haweenka aad bay u kala duwan yihiin marka loo eego bulshadaha

Dad badan ayaad arkaysaa raadinaya maxaa lagu cayilaa sidee loo cayilaa daawooyinka lagu cayilo ayay raadinayaan marka hore waxaa haboon in lays weyddiiyo cayilka ma qurux badaa teeda kale yaa ku fiican buurnaanta ragga iyo dumarka raga buuran qurux miyay leeyihiin naagaha cayilan iyo dumarka caatada ah yaa qurux badan xagga caafimaadka marka la eego nin iyo naag cayilan mala dhihi karaa caafimaadkooda sida la rabay ma aha.

su’aalahan oo dhan waxaa kaa jawaabaya waaqaca jiro marka hore waxaad ogaataa in cayilka iyo caatanimada shaqo aysan ku lahayn quruxda, sida la og yahay quruxda waa qofba siduu u arko bulshadaha qaarkooda gabdhaha buurbuuran ayay u arkaan inay qurux badan yihiin, sida waa hore ay dadka u arki jireen, waxaa la sheegaa ragii hore waxay guursan jireen dumarka dabada weyn ama naagaha badhida weyn, waxay u arki jireen naagta maba noqon karto mid qurux badan marka ay gadaal ka weynaato mooye.

Waa maxay cayilka foosha xun What is bad obesity
Waa maxay cayilka foosha xun What is bad obesity

waxayna amaani jireen raga caatada ah oo dhuuban ayay u arki  jireen.

haddana aduunka wuxuu xayaysiiyaa naagaha lafalafaha ah oo dhuuban, taasna waxaa ku jirto arrin la xiriirta siyaasad dhaqaaleed, waayo shirkadaha isqurxinta waxay ogaadeen caadi ahaan dumarka inay buuranayaan siiba marka ay caruur dhalaan oo ay ilmo naas nuujiyaan, marka waxaa la xayaysiiyay in quruxda naagta ay ku jirto caatanimada, taasoo keenaysa daawooyinka laysku qurxiyo inay si fiican u gaadmaan iyo djamaan qalabka jeymka.

dhabta marka laga hadlo quruxda waa dhexdhexaad caato darannna ma fiicna buurni daranna ma fiicna , buurnaanta daran jirrooyin ayay leedahay sidoo kale caatanimada daranna waxay tilmaamaysaa jirro ama nafaqadarro, waxaa ugu haboon dhexdhexaad.

marka laga hadlo dumarka naaxitaanka ugu nugul waa kuwa dhaxal ahaan ka keena waalidka ama isirka , waxaad arkaysaa gabar aan cunto fiican cunin oo isla markii buurata sidoo kale mid cunto fiican cunto oo aan cayilin.

cayilka waxaa keena waxyaalo badan oo ay ka mid yihiin  cuntada nasashada fikir la’aanta hurdada

 

 

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

 

Hilibka idaha halkan ka daawo

 

Obesity and obesity in men and women are very different compared to societies

Many people you see looking for what to do with obesity how to get obese they are looking for medicines to obesity first it is worth asking if obesity is beautiful on the other hand who is better at obesity men and women fat men are beautiful do they have fat women and thin women who are beautiful in terms of health in terms of a fat man and woman can guess their health is not as desired.

All these questions are answered by the current situation first you know that obesity and job fertility do not have a bearing on beauty, as it is known beauty is everyone as he sees in some societies fat girls see them as beautiful, as they have seen people before, it is said that the first men used to marry big-tailed women or older women, They used to see the woman who could not be beautiful except when she was older than the back.

 

Exit mobile version