Site icon Daruur درور

Siigadu si toos miyay u yareysaa xubinka taranka ninka

Su’aasha:

Siigadu Si-Toos Miyay U yaraysaa Xubinka Taranka Ninka Yacnii Intii Ilaahay Ugu Talo Galay Miyay Ka-Yaraysaa Ama Qofka Xubinkiisa Taranku Intuu Ahaa Intuuna Siigada Bilaabin

Siigadu si toos miyay u yareysaa xubinka taranka ninka
Siigadu si toos miyay u yareysaa xubinka taranka ninka

Jawaabta:

Siigada xubinka taranka ma yarayso ee way daciifisaa, geedka ninka markuu daciifana wuxuu u muuqanayaa inuu yar yahay, marka guud ahaan xubinta taranka dhibka ay u keenayso ayaa ka badan raaxada beenta qofka uu siigada ka helayo.

Exit mobile version