Site icon Daruur درور

Siigada ma keeni kartaa qofka inuu is dilo

Su’aashaa:

Inkastoon Siigada Iska Daayay oo Ay Dhibaatooyin Badan Igu Sababtay Waxa Kaliya Een Xal U-Arko Ayaa Ah Inaan Nafta Isdhaafiyo Mida iigu Darana Wax Nafaqo Ah Ma Awooda Ama Ma Heli Karo Talo isii Dr Mahadsanid.

Siigada ma keeni kartaa qofka inuu is dilo
Siigada ma keeni kartaa qofka inuu is dilo

Jawaabta:

Ilaahay u towbad keen xumaanta aad ku jirto kasoo bax siigada iska jooji, inshaa Allaah Ilaahay amuurahaaga wuu kuu toosinaya, haddii siigada aad kusii socoto naftaada ayaad burburinaysaa, qofka marka uu gaaro meel fog shaydaanka wuxuu u raadinayaa xal uu ku burburiyo aakhiradiisa, niyadkabka wuxuu keeni karaa qofka inuu is dilo siiba marka shaydaanka uu raaco, waxaa xal kuu ah inaad Ilaahay u towbad keento inaad quraanka akhrisato, inaad salaadda ku dadaasho oo aad Alle tuugto.

Exit mobile version