Site icon Daruur درور

Sida loo weyneeyo xubinta ninka iyo sababaha yareeya

Sida loo weyneeyo xubinta ninka iyo sababaha yareeya

Su’aasha:

Walaal waxaan sameyn jirey siigada marka waxaan isku arkey geedkeygu inuu yaraanayo marka sidee loo weyneeyo majiraan wax lacuno mahadsanidiin

Sida loo weyneeyo xubinta ninka iyo sababaha yareeya
Sida loo weyneeyo xubinta ninka iyo sababaha yareeya

Jawaabta:

Su’aashan in badan ayaa laga jawaabay siigada xubinta ninka inay yareyso iyo in kale sidoo kale suurtagal miyaa in la weyneeyo geedka ninka balac ama dherer ahaan loo dheereeyo? daawo run ah ma jirtaa oo bahalka weynayn karta? su’aalo badan oo ku saabsan su’aashaada ayaad ka akhrisan kartaa linkiyadan , fadlan hasoo qorin su’aal adoon webka ka raadinin maxaayeelay waqtiga kaaga baxayo wuxuu noqonayaa bilaash.

(جاءتِ امرأةُ رفاعةَ القُرَظيِّ إلى رسولِ اللَّهِ صلَّى اللَّهُ عليهِ وسلَّمَ فقالت : إنِّي كنتُ عندَ رفاعةَ فبتَّ طَلاقي فتزَوَّجتُ عبدَ الرَّحمنِ بنَ الزّبيرِ وإنَّما معَه مثلُ هُدبةِ الثَّوبِ ، فتبسَّمَ رسولُ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ فقال : أتريدينَ أن ترجِعي إلى رفاعةَ لا حتَّى تذوقي عُسَيلتَهُ ويذوقَ عُسَيلتَكِ) صحيح البخاري

(Haweeneyda Rifaaca Alquradi ayaa rasuulkii Alle (SCW)u timid waxay tiri: waxaa i qabay Rifaaca laakin seddex ayuu igu furay waxaan guursaday Cabdiraxmaan ibnu Zabiir wuxuu qabaa wax maradan oo kale (waxay ka waddaa geedkiisa waa jileec sida marada oo kale) nabiga (SWC) wuu dhoolacadeeyay wuxuu yiri: ma waxaad rabtaa inaad u laabato Rifaaca, maya ilaa aad ka dhadhamiso malabyarowgiisa isagan uu kaa dhadhamiyo malabyarowgaaga).  

Bukhaari ayaa wariyay

  1. Alaabta ninka aadka u yar maxaa xal u ah
  2. Daawada geedka ninka bararisa mageceed
  3. Geedka ninka dhuuban mala weyneyn karaa
  4. Geedka ninka mala weyneyn kara balac ahaan amaba dherer ahaan
  5. Saliida geedka ninka la mariyo dhib ma leedahay
  6. Weyneynta geedka ninka suurtagal miyaa mise waa been
  7. Maxaa halleeya neerfayaasha geedka ninka
  8. Ninka geedka maxaa ka jilciya iyo daawada adkeysa
  9. Siigadu si toos miyay u yareysaa xubinka taranka ninka
  10. Saliid macsarada hadaan geedka ku daliigo mar walba ma dheereyneysaa?

والإنسان في حالة الصبوة لا يدري أين هو؛ إلا أن يبلغ: فإذا بلغ، كانت همته في المنكوح كيفما اتفق.

وإن تزوج، جاء الأولاد، فمنعوه اللذة، وانكسر في نفسه، وافتقر إلى الكسب عليهم.

فبينما هو قد دعك1 في تلك المديدة القريبة “من” الثلاثين وخطة الشيب2، فانفرق من نفسه، لعلمه أن النساء يتفرقن منه، كما قال ابن المعتز بالله3:
لقد أتعبت نفسي في مشيبي … فكيف تحبني الخرد الكعاب4
فإذا فهم المتمتع بالمستحسنات، وخرج من طلب صورة النكاح؛ لم يجد مالًا يبلغ به المراد، فإن كسب ضاع زمن تمتعه، وإذا تم المطلوب، فالشيب أقبح قذى5، وأعظم مبغض

Exit mobile version