Site icon Daruur درور

Riyada ninka asoo geedkiisa iska gooyay oo gacanta ku haya

Su’aasha:

Asc. Riyada anoo geedka (guska) salka ku gooyay anoo wax xanuuna dareemeyn oo gacanta ku wata geedkii
Bal iifasira riyadaas aad bayna iigu soo noqnoqotay .

Heer waxa ay igaarsiisay marka aan sootooso subaxii ay naxdin (walwal) igu abuurto.
Raajatada saara bal.

Riyada ninka asoo geedkiisa iska gooyay oo gacanta ku haya
Riyada ninka asoo geedkiisa iska gooyay oo gacanta ku haya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad dhib iyo mashaakil gali doonto waxaad ku dhacaysaa arrin sumacaddaad dhib u keenayso, xubinta taranka waxay asataan u tahay magaca qofka sidoo kale waxay tilmaamaysaa faracaaga, guud ahaan riyada waa riyo dhibaato tilmaamayso Inlaahay sharteeda hakaa leexiyee.

Exit mobile version