Site icon Daruur درور

Riyada labo dooli ul lagu dilayo

Su’aasha:

Asc wll bahda duruur aad ayad umahadsantihin jasakallah kheyrakum.
Hooyo ayaa waxey ku riyootay labo dooli  oo isku diba maryeynayo saliga ama sijaayad sida u taqanid markas ul ayey ku dhufatay weyba dhinten.

Riyada labo dooli ul lagu dilayo
Riyada labo dooli ul lagu dilayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay ka adkaan doonto dad cadow ah oo wax ka hallayn rabay, waliba dadkaas waa dumar oo xunxun oo khiyaano badan

Exit mobile version