Riyada kab la’aanta iyo raadinta kabaha

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anigoo dacas la aan socdo hadana qofkasta uu i weydiinaayo dacaskeyga anigana aan raadinayo meel kabo lagu gado dareemayo xanuunka kab la aantu leedahay bal midaasna iifasir

Riyada kab la'aanta iyo raadinta kabaha
Riyada kab la’aanta iyo raadinta kabaha

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa wax inaad waayi doonto waxay noqdaanba riyada kabaha aad la’dahay waa arrin murugo leh oo kula soo gudboonaan doonto waxaa keenaya wax kaa lumi doono oo adigana aad ku mashquuli doonto raadintiisa, waxaas waxay noqn karaan dad saaxiibo aad tihiin ama alaab ama wax kale.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More