Site icon Daruur درور

Riyada gabar an xiriir wadaag ahayn oo la guursanayo

Su’aasha:

Asc, e salaaan kadib waxa rabay in la ii fasiro riyo aan ku riyooday kaaso ahaa
Gabar u xiriir wadaag jeceel naga dhaxeyay mudo 5 sano ah, kadib ba waxaa dhacday inaa is qilaafnay o aniga aad u carooday kadib ba habeenkii waxaan ku riyooday isla ayadii o la guursanayo iyo aniga o isku dayaya in arooskas an baajiyo si aan aniga u guursado

Riyadas maxay tahay fasirkeda wll

Riyada gabar an xiriir wadaag ahayn oo la guursanayo
Riyada gabar an xiriir wadaag ahayn oo la guursanayo

Jawaabta:

Riyada waxay u badan tahay inay tahay riyo naftaada kasoo fushay, mashquulka aad ku mashquulsan tahay ayaa keenay inaad aragto adoo arooska baajinaya, cabsida aad ka cabsanayso in lagaa guursado awgeed, guud ahaan riyadan waxay u badan tahay inay tahay riyo aan fasir lahayn waa sida qarow oo kale.

Exit mobile version