Site icon Daruur درور

Riyada gaariga duulaya iyo kabta iga dhacayso

Riyada gaariga duulaya iyo kabta iga dhacayso

Riyada:

Wll xalay waxaan ku riyoonayay anoo magalo gaari karaacay oo gaarigu uu duulayo markaalada kasiii baxaynay waxan galay
Jid jaam ah ama saxmad sidaad utaqaanoba markaa wuu duulay sida diyarada markaa meel nadiifuu dawada ka qabsaday markaan magalada ka abaxnay waxaan aragnay ay duur ama yay ay ugaari dhex joogto way nagu soo ordeen lkn wàn ka duulay waxaana ku dagnay meel wadadu nadiif tahay gaariga waxasarnaa dad badan oo rag iyo dumarba leh waxan siimaray meel qudar noocwalba lagu gadayo wadad hareeraheeda qare waaawayn iyo qudaar noocyo badana markaa waxa na istaajiyay nin askari ah markaa gaariga waxan kasaarnaa gurada oo qaybata kora ah markaa wuu nasiidayay intuu darawalka lahadlay markaa ani kabaa iga dhacday gaariga oo duuli raba markàaa dadkii iyoo dhanbaa dhahay gabadha kaba ka dhacday markaa darawlkii garigii muu dhaqaajin ninkii askariga ahaabana lasoo orday oo iikeenay anagoo daganin

Riyada gaariga duulaya iyo kabta iga dhacayso
Riyada gaariga duulaya iyo kabta iga dhacayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto rafaad ka dhalanaya dood iyo dagaal, waliba arrintaas waxay ku saabsan tahay qof adiga kuu dhow wuxuuna noqon karaa ninkaaga haddii aad tahay xaas ama qof aad ku kalsoon tahay oo kuu dhow.

 

Riyada duulitaanka iyo lacagta doolarka

 

The dream indicates that you will be saved from a raft of arguments and fights, and this is about someone close to you and can be your husband if you are married or someone you trust close to you.

Riyada duulitaanka halkan ka daawo iyadoo faahfaahsan

Exit mobile version