Site icon Daruur درور

Qoraxda waqtiyadee ay wanaagsan tahay maxaana laga faa’idaa

Qoraxda waqtiyadee ay wanaagsan tahay maxaana laga faa’idaa

Su’aasha:

ASC
Wll waxaan rabaa inaa muuqaalka uga hadasho qorax Qoraxda maxay tahay maadooyinka& fitiminida ay soo deeyso
Ma jiraan waqti jidhka aan u wanagsaneenin in loo dhigto
Gorma ayuu u wanaagsan yahay qofka in uu jidhka udhigo, qof kasta ma u fiican yahay.

Jaza-kallaahu kheyrat bahda duruur__.

Scw.

Qoraxda waqtiyadee ay wanaagsan tahay maxaana laga faa'idaa
Qoraxda waqtiyadee ay wanaagsan tahay maxaana laga faa’idaa

Jawaabta:

Qorraxda aad bay ugu fiican tahay caafimaadka, waxaa la og yahay in laga helo vitamin D dabiici ah, sidaa awgeed dadka ku nool meelaha barafka jirkooda wuxuu u baahanayaa vitamin D, meesha ugu fiican oo laga helo waa qorraxda, qofka wuu u baahan yahay inuu qorax helo, laakin taas macnaheeda ma aha inuu maantoo dhan qorraxda taagnaado.

Teeda kale qofka marka uu saliid wejiga marsado qorraxda waxay la falgalaysaa saliidda markaas waxay keenaysaa midabka maqaarka inuu madow noqdo, qorraxda marka ay aad u kulushahay ma fiicna qofka inuu muddo badan taagnaado meel qorrax leh, maxaayeelay qondho ayay keeni kartaa, soomaalida waxay u yaqaanaan qandhada quraxda wareento.

 

Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo

The sun is very good for health, it is known that it contains natural vitamin D, so people who live in ice cream need vitamin D, the best place to get it is the sun, the person needs to get sun, but that does not mean that they stand in the sun all day.

On the other hand, when a person applys oil to the face, the sun reacts with the oil and then it causes the skin color to be black, when the sun is very hot it is not good for a person to stand in a sunny place for a long time, because it can cause wetness, Somalis know it as the fever of beauty.

Exit mobile version