Site icon Daruur درور

Qofka siigadu caato miyay ka dhigaysaa

Su’aasha:

Asc wllo waxaan ku waydiin lahaa qofka hadii siigadu caato kadhigto oo uu qofku sii wado siigada isagoo caato ah hadana may kusii badanaysaa caato nimada thnkz dr

Qofka siigadu caato miyay ka dhigaysaa
Qofka siigadu caato miyay ka dhigaysaa

Jawaabta:

Way iska caddahay arrinta jawaab uma baahna, way kuu siyaadaysaa caatanimada shaki kama taagna, ogow inaan su’aashan in badan aan ka jawaabay.

Exit mobile version