Site icon Daruur درور

Qofka haduu dareenkiisa koco qandho maxay u kortaa jirkiisa!?

Su’aasha:

Walaal waxaan dareemaa markaan istiimo oo kacsiga iyo dareenku iga bato inuu jirkeygu kala taagmo oo aan dareemo inay qandho i heyso arintaas maxay la xiriirtaa mise waa dabiici.

Qofka haduu dareenkiisa koco qandho maxay u kortaa jirkiisa!?
Qofka haduu dareenkiisa koco qandho maxay u kortaa jirkiisa!?

Jawaabta:

Qofka markuu kacsado dhiigiisa ayaa si xoog u shaqeeya, taas waxay keenaysaa jirka inuu kululaado, kulaylkaas wuxuu keenayaa qofka dhaxan inuu dareemo siiba marka uu cabsi dareemayo, taasna waa wax dabiici ah, hadduu galmo sameeyo dhidid ayaa ka imaanaya wuuna qaboobaa jirka.

Exit mobile version