Site icon Daruur درور

Qofka biyaha maalintii imisa liitar baa ku filan

Su’aasha:

Waxaan Ahay Qof Biyaha Cad Aad Ucaba Maalintii Ilaa 20litir iyo Wax Kabadanba Waan Cabaa Sidoo Kale Kaadi-daydu Waa Saaid Musqusha Maalintii Waxaan Galaa 40 jeer Hadayna Kabadnayn Sidoo Kale Dadka Aan Wada-Shaqayno Waxay iyeedhdiin Kaadi Badanidaa Ma Kalyo Xanuun Ayaad Leedahay Markaa Kaadida Badan Astaan Miyay Utahay Kalyo Xanuunka Mise Biyaha Badan Een Cabayo Ayaa Keenaya Kaadida Badan Sidoo Kale Kaadi Haysta Kolba Inyar Ayaa Kusoo Dhacda Kaadida.

Biyaha qofka maalintii imisa liitar baa ku filan
Biyaha qofka maalintii imisa liitar baa ku filan

Jawaabta:

Marka hore waxaan macquul ahayn inaad cabto maalintii 20 litr biyo haddii ay sax tahay cudur ayaad  raadsanaysaa, qofka waxaa laga rabaa inuusan ka badinin guud ahaan maalintii 4 liitar biyo, in la eg 10 koob maalintii, haddii kale qofka biyaha mashaakil ayay u keenayaan, kaadida badan biyaha badan ayaa kuu keenay.

ابن ماسويه: البادروج يدر البول. واللبن بقوة. ثمرة الفنجنكشت يدر البول واللبن متى شرب منه درهم بشراب البلوط يدر البول. أصل البادروج وأصل البادرد يدران البول. لحم البطيخ يدر البول. بزر البطيخ والقثاء يدران البول. ابن ماسويه: البيض متى سلق وأكل أدر البول.
البابونج شرب أو جلس في طبيخه يدر البول والأبيض الزهرة منه أشد إدرارا للبول. بزر الجرجير يدر البول والبرى أقوى في ذلك وثفلة يدر البول. ابن ماسويه: أصل الجرز البرى يدر البول. الجعدة والدوقو يدران البول. هو في إدرار البول من أقوى الأدوية اعني الدوقو. والجعدة يدر البول. طبيخ الوج يدر البول. وقال: الزعفران يدر. صمغ الزيتون البري الذي يلذع اللسان يدر البول وصمغها أيضا. الحاشا يدر البول. الحرمل الحندقوقا حب البلسان يدر البول. ابن ماسويه: كشك الحنطة متى طبخ مع بزر الرازيانج وجعل حسا أدر البول. الحمص يدر البول والأسود أكثر إدرارا من سائر الحمص

Exit mobile version