Site icon Daruur درور

Qaraha jirka muxuu u taraa xagga caafimaadka

Qaraha jirka muxuu u taraa xagga caafimaadka

Qaraha wax badan ayuu jirka u taraa waxaa ka mid ah

Qaraha jirka muxuu u taraa xagga caafimaadka
Qaraha jirka muxuu u taraa xagga caafimaadka

Qaraha jirka muxuu u taraa xagga caafimaadka

1- Kelliyaha ayuu ka ilaaliyaa dhagxaanta yaryar ka samaysma sidoo kale kaadida ayuu socodsiiyaa.

2- wuxuu ka hortagaa cudurka Kansarka iyo jirrooyinka wadnaha waayo waxaa ku jirto maaddo lagu magacaabo (Lycopene) oo jirrooyinka qaar ka hortagta.

3- cadaadiska dhiigga ayuu dejiyaa waayo qaraha waxaa ju jiro Vitamiinka A sidoo kale indhaha ayuu u roon yahay.

4- sidoo kale miisaanka jirka ayuu yareeyaa waayo wuxuu reebaa baruurta siiba qasharka cad wuxuu wataa maaddoo lagu magacaabo (Citrulline) taasoo ka ilaalisa jirka daalka murqaha.

5- raga daciifka ah xagga galmada aad buu ugu roon yahay siday sheegtay daraasad la sameeyay oo uu faafiyay webka (Newyork Daily News) daraasaddaas waxay sheegtay qofka cuna lix gabal qara ah inuu la mid yahay nin qaatay kaniiniga fiyaagaraha wuxuu siiyaa geedka ninka awood aad u weyn waayo maaddada (Citrulline) oo ku jirto qaraha waxay dibcisaa xididaha dhiigga qaado marka dhiigga ayaa ku qolqola xubnaha taranka waa sida uu sameeyo kaniiniga Fiyaagaraha.

Guud ahaan cuntada dabiiciga ayaa caafimaad laga helaa qofka mar kastoo uu cunayo cunto nadiif ah caafimaadkiisa wuu ka fiicnaanayaa qofka cuntada kiimida cunaya.

It is very useful for the body, including
1- It protects the kidney from small stones and also passes the urine.

2- It prevents cancer and heart disease because it contains a substance called (Lycopene) that prevents some diseases.

3- It lowers blood pressure because there is vitamin A in the womb and it is also good for the eyes.

4- It also reduces body weight because it prevents fat removes white fat and has substances called citrulline which protects the body from muscle fatigue.

5- Weak men are very good at sex according to a study conducted and circulated on the web (Newyork Daily News). The study said that a person who eats six pieces of cinnamon is the same as a man who took the pill of a peanut gives the man’s plant a lot of power because the substance (Citrulline) which is in the body releases the blood vessels when the blood is in the genitals is like the pill of the phisket.

Generally, natural foods are healthy when a person eats a clean food and their health is better than the person eating the food.

 

Exit mobile version