Site icon Daruur درور

Qabiilka Soomaali ugu guurka badan

Qabiilka Soomaali ugu guurka badan

Qabiilka soomaali ugu naago arooska badan yaa la dhihi karaa.
intaan laga jawaabin su’aashan waxaa habboon inaan ogaano dhaqanka soomaaliyeed xagga guurka.
dadka soomaaliyeed ma aha dad guurka ka daaho siiba dadka ku nool miyiga.
wiilka marka uu soo qaangaaro naag ayaa lagu daraa si uu u dhalo caruur.
sidoo kale gabadha iyaduna isla markii ayaa loo guurinayaa nin.

Qabiilka Soomaali ugu guurka badan
Qabiilka Soomaali ugu guurka badan

taasna waxay u noqonaysaa dhaqanka hore ee soomaalida oo ku salaysnaa dhaqashada xoolaha inta badan aabbaha wuxuu u baahan yahay inuu ilmo helo oo ugu kaalmaynaya daajinta xoolaha sidoo kale dadka qaar beeralleyda ah iyagana ilmaha waxay u adeegsadaan falidda beerta.

Beelaha oo dhan way ka siman yihiin guurka laakin waxaa la dhihi karaa dadka waa in loo kala qaadaa dadka degan magaalada iyo dadka degan baadiyaha.

baadiyaha dadka degan ayaa ugu guuri badan.

tusaale ahaan beelaha sida abgaal iyo gaaljecel iyo  habargidir iyo murusade marka aan eegno waxaan arkaynaa dadka degan magaalada iyo dadka degan miyiga kuwa miyiga inay ka guur badan yihiin.

sidoo kale raxweyn iyaguna waxaa lagu tiriyaa dad aad u guursado waxayna u badan yihiin labo ama seddex waxaa usoo dhow beesha murusadaha.

marka aan eegno beesha jareer weyne waxaa lagu tiriyaa inay yihiin dad dhaqsi ku guursado, wiilka marka uu gaaro 17 sano waxaa laga yaabaa in loo guuriyo.

way jiraan dad caadi ahaan u daaho laakin inta badan waa dadka magaalada ku nool oo waxbarashada ku mashquulsan.

marka beesha ugu guurka badan way adag tahay in toos loo xaddido qabiil kaste ayaa laga helaa dad guurka ku degdego marka hal beel kuma koobna.

marka laga hadlo kacsiga waxaa ugu kacsi badan dadka dega xeebaha siiba

Marka Marka la hadlayo qabiilka ugu badan guurka ama quruxda ama hantida waa daraasad la daraasaynayo dadka iyo qaababka ay ku nool yihiin. Taas cunsuriyad ma aha qabyaaladna ma aha, waayo qabiil qabiil kale ka fiican ma jiro asal ahaan.

يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُم مِّن ذَكَرٍ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ ).

(Dadow waxaan idinka abuurnay lab iyo dhaddig, waxaanna idinka yeelnay shucuub iyo qabiilooyin si aad isu aqoonsataan, ruuxase ugu sharaf badan Alle agtiisa waa ka idiinku dhawrsasho badan, Allana wax walba waa ogyahay)

Wuxuu yiri rasuulka (SCW):

(يَا أَيُّهَا النَّاسُ: إِنَّ رَبَّكُمْ وَاحِدٌ ، وَإِنَّ أَبَاكُمْ وَاحِدٌ ، أَلَا لَا فَضْلَ لِعَرَبِيٍّ عَلَى عَجَمِيٍّ ، وَلَا لِعَجَمِيٍّ عَلَى عَرَبِيٍّ ، وَلَا لِأَحْمَرَ عَلَى أَسْوَدَ ، وَلَا أَسْوَدَ عَلَى أَحْمَرَ ، إِلَّا بِالتَّقْوَى ، إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِنْدَ اللهِ أَتْقَاكُمْ … )

Dadow: rabbigiina waa hal, aabbihiinana waa hal, qof carab ah kama fadli badna qof cajam ah, qof cajam ahna kama fadli badna qof carab ah, qof guduudanna kama fadli badna qof madow, qof madowna kama fadli badna qof guduudan Alle ka cabsi mooyee, kiina ugu qiimaha badan xagga Alle waa kiina ugu taqwo badan).   Waxaa wariyay Abuu Nucaym iyo Bayhaqi

 

Exit mobile version