Site icon Daruur درور

Ninkayga markuu ii galmoonayo gudaha raaxo kama dareemo waa maxay sababtu

Ninkayga markuu ii galmoonayo gudaha raaxo kama dareemo waa maxay sababtu

Su’aasha:

Asc walalayaal wad salaman tihiin su’aashayda fadlan iga jawaaba ninkayga marka aan galmo la samaynayo kuma raaxaysto markuu geedkiisa gudaha galiyo lakin markuu afka hore marmarinayo raaxo macaan ayaad dareemaa taas maxaa sabab u ah maxaase keeni kara, galmada dabiiciga waa maxay idinkoo mahadsan.

Ninkayga markuu ii galmoonayo gudaha raaxo kama dareemo waa maxay sababtu
Ninkayga markuu ii galmoonayo gudaha raaxo kama dareemo waa maxay sababtu

Jawaabta:

Taas waa wax caadi ah , afka hore dareen xoogan ayuu leeyahay meesha waa goobta kintirka xataa haddii gabadha la guday dareen ayay ka dareentaa, waliba dumarka sidaas ayay u badan yihiin, marka waa dabiici dumarkana way ku kala duwan yihiin dareenka, sidoo kale waxay u baahan tahay arrintaas barasho waad la qabsan doontaa kaliya is fahama adiga iyo ninkaaga, wixii aad ka hesho uu sheeg hana ka xishoonin.

Gabar doob ayaan ahay maskaxdayda kama baxo fikirka galmada

This is normal, the front mouth has a strong feeling in the area of ​​the clitoris, even if the girl is circumcised, she feels it, and most women do, so it’s natural and women are different in feeling, they also need it. If you learn about it, you will get used to it. Just understand each other with your husband, tell him what you like and don’t be shy about it.

هذا أمر طبيعي، اللغة الأولى لديها شعور قوي حيث أنها مكان القضيب

حتى لو كانت الفتاة التي تم ختانها تشعر بذلك، أيضا النساء كثيرات،

عندما يكون الأمر طبيعيا والنساء مختلفات في المشاعر،

فإنه يحتاج أيضا إلى معرفة ذلك سوف تعتادين فقط على فهم نفسك وزوجك، مهما وجدت ، دعه يعرف ولا تخجل.

Exit mobile version