Site icon Daruur درور

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan

Su’aasha:

naag xaas ah oo ilmo badan dhashay oo ka dareemayso xanuun daran naasha gaar ahaan kan midig waliba marka anaafsanayso su’aasha waxay tahay naasahaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan mise xiriir lama laha towlo maxaa keeni kara xanuunka naaska gud ahaan?

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan
Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan

Jawaabta:

Xanuunka naasaha sababo badan ayaa keena,  naaska weynidiisa kaliya ma keenayo xanuun, naagta si kaste uu naaskeeda u weyn yahay xanuun uma keeno markuu xadka kabaxo mooyee oona ay orod ama socod dheer ay gasho ama ay jimicsi samayso.
Xanuunka naaska wuxuu ka dhalan karaa jug inay soo gaarto ama jiif xumi hal dhinac inay muddo dheer ku huruddo, waxaa kaloo keeni kara dhiiga caadada inkastoo ay u badan yihiin gabdhaha yaryar oo aan wali la guursanin, waxaa kaloo keeni karoo xunuunka xameetada oo u dhow naasaha ama lafaha feeraha inay jug gaarto, waxaa fiican in la baaro waxa keenay xanuunkaas siiba marka uu hari waayo muddo isbuuc ah.

Yaraanta Naasaha Iyo Sida Lagu Weyneeyo

Breast pain is caused by many reasons, breast enlargement does not only cause pain, the woman no matter how big her breast is, it does not cause pain except when the limit is over and she goes on a long run or walk or exercises.
Breast pain can be caused by falling asleep on one side or falling asleep on one side for a long time, it can also be caused by menstrual bleeding even though it is mainly for young girls who have not yet been married, it can also be caused by the nipples near the breasts or bones of the ribs to reach the nipple, it is better to investigate what caused the pain when it has not been in place for a week.

Riyada naaska

Exit mobile version