Site icon Daruur درور

Maxaa halleeya neerfayaasha geedka ninka

Su’aasha:

Guskeyga asoo taagan ayaan xoog u jiiday salkiisa si kedis ayuu ku damay waaba kacasan wqaayay wax yar ayaan hada roonaya lakin uma taagmo sidii hore uu tagmi jiray kacsiga subaxdii waa iga haray wagii hore subaxdii wuu kici jiray maxaa jiro ila taliya.

Maxaa halleeya neerfayaash geedka ninka
Maxaa halleeya neerfayaash geedka ninka

Jawaabta:

Waxaa laga yaabaa neerfayaasha xubinta taranka inay dhibaato soo gaartay, marka uu taagan yahay geedka lama oggola in xoog lagu laabo ama lagu maquuniyo, marka waxaa laga yabaa dareemayaasha maskaxda ku xiran oo geedka usoo gudbiya kacsiga iyo dareenka inay wax yeeloobeen, waxaa xal kuu ah inaad iska ilaaliso siigada, sidoo kale inaad adeegsato malab saafi ah iyo cuntooyinka raga u roon si ay xaaladdaada usoo ficnaato.

Exit mobile version