Site icon Daruur درور

Malabka raganimada maxaa lagu gartaa

Malabka raganimada maxaa lagu gartaa

Su’aasha:

Asc malab ayaa jiro suuqyada lagu iibiyo oo lagu sheego inuu raganimada kordhiyo ma isticmali karaa mise dhib ayuu leeyahay.

Malabka raganimada maxaa lagu gartaa
Malabka raganimada maxaa lagu gartaa

Jawaabta:

Malabka waxa uu ka kooban yahay waa in la ogaadaa markaas ayaa la dhihi karaa waa fiican yahay iyo waa xun yahay, malabka marka maaddo kale lagu daro saameyn kale ayuu yeelanayaa, wax badan ayaa iska baddalo waxtarkiisa, malabka guud ahaan raganimada ayuu wax u taraa marka haddii uu yahay malab saafi ah waa fiican yahay.

Sidoo kale haddii malabka lagu daro geedka Ginseng wuxuu kordhiyaa kacsiga xubinta ninkana wuu xoojiyaa.

Marka soo ogow malabka aad sheegayso waxa ku jiro.

Qaar ganacsatada malabka waxay ku daraan kaniiniga fiyaagaraha waxay ka dhigaan malabka inuu yahay sidaas oo kacsi keeno, arrintaas waa halis xagga caafimaadka ma aha wax dabiici ah.

 

Astaamaha Malabka Saafiga Lagu Garto

 

What honey contains should be known and then it can be said to be good and bad,

honey when added to another substance it will have a different effect, a lot changes its effectiveness,

honey in general is useful for masculinity when if it is pure honey it is good.

Also if honey is added to the Ginseng plant it increases the erection of the organ and strengthens the man.

Then find out what the honey you are saying is in it.

Some honey traders add a pill to the phia pill they make the honey to be so erectile dysfunction,

this is dangerous to health not natural.

 

Exit mobile version