Site icon Daruur درور

Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo

Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo

Ereyga HOW afka ingiriiska waxaa lagu tiriyaa inuu yahay magacuyaal su’aaleed, marka ereygan aad baa loo adeegsadaa, macanhiisa wuu is badbadalaa marka uu erey gaar ah lagu lifaaqo.

Magacuyaal su'aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo
Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo

Jadwalkan ayaad ka arki doontaa qaababka loo adeegsado:

How Much Su’aasha kusaabsan waxa la cabbiro
How Old Su’aasha kusaabsan da’da
How Many Su’aasha kusaabsan tirada
How Tall Su’aasha kusaabsan dhererka kor
How Fast Su’aasha kusaabsan degdega (waqtiga)
How Far Su’aasha kusaabsan fogaanshaha
How Long Su’aasha  kusaabsan dhererka geeska
How Wide Su’aasha kusaabsan masaaxada
How Often Su’aasha kusaabsan inta jeer uu  falka soo noqnoqdo

 

Tusaalooyinka oo af soomaali loo tarjumay

English  Somali
How much this book? Buuggan waa immisa?
How old this man? Ninkan immsuu jiraa?
How many pens have you? Meeqa qalin baad haysataa?
How tall this building? Dhismahan intuu la eg yahay?
How fast your car? Gaarigaaga intuu dhaqsan karaa?
How far the school? Dugsia ilaa inee buu fog yahay?
How long this road? Waddadan ilaa intey gaareysaa?
How wide this tree? Geedkan ilee inuu ballaaran yahay?
How often the teacher reads English lesson? Macallinka immisa jeer buu akhriyaa casharka Ingiriiska?
Exit mobile version