Site icon Daruur درور

Raashiinka cayilka u keena jirkaaga

Raashiinka cayilka u keena jirkaaga

Foods that makes you fat

Raashiinka cayilka Sida la og yahay cayilka jirka waxaa keena sababo badan qaar waxay u noqonayaan cuntada qaarna qaabka nolosha qofka  marka hore waa inaad ogaataa caylka waxaa keena oo cuntada ka horreeya waa qalbiga oo degan sidoo kale nasashada badan  marka aad eegto caruurta yaryar waxaad arkaysaa inay buuran yihiin oo cayilkooda badan yahay taas waxaa sabab u ah hurdada badan iyo nasashada badan haddii cunto kaste aad cunto oo aadan hurdo fiican helin lagama yaabo inaad cayisho cayilka waxaa keena waa hurdada iyo nasashada marka hadda waxaan ka hadlaynaa cuntooyinka keeni kara cayilka.

Raashiinka cayilka u keena jirkaaga
Raashiinka cayilka u keena jirkaaga

Marka hore cuntooyinka dufanta leh oo dhan cayil yaya keenaan sida hilibka digaaga subagga caanaha sidoo kale cuntooyinka loo yaqaano macmacaan sida doolshada xalwada buskudka rootiga guud ahaan cuntada sokorta leh iyagana waxay keenaa cayilka .

How can a man be fat?

qofka sidee buu u naaxi karaa ?

qofka rabo inuu naaxo oo cayilo  hadduu cuno cuntada aan soo sheegnay oo uuna nasto inta badan wuu cayilaa laakin waxaa laga yaabaa qofka inuu cuno cuntada oo dhan uuna nasto haddana hilib aan qabanin  marka maxaa la dhihi karaa qofkaas.

Cuntada lagu cayilo
Cuntada lagu cayilo

waxaa laga yaabaa mararka qaarkooda qofka inuu jiran yahay gaar ahaan jirrooyinka la xiriira dheefshiidka waxaa laga yaabaa cuntada jirkiisa gasho inay saamyn ku yeelan karin taasoo sabab u noqon karta vitamiinada cuntada jirkiisa inuusan kala bixi karin.

waxaa la og yahay qofka marka uu cuno cunto waxay u qaybsantaa dhowr waxyaalood jirka ayaa kala qaybsadada dad waxaa jira burutiinada aan kala bixi karin cuntada jirkooda markaas waxay noqonaysaa qofka in dhakhtar uu u tago si jirkiisa loo baaro waxaa laga yaabaa in laga helo cudur reebaya jirkiisa inuu naaxo.

Why Women Are More Obese?

dumarka maxay dhaqsi ugu buurtaan?

raga iyo dumarka isku mid ma aha wax badan ayay ku kala duwan yihiin waxaa ka mid ah xagga cuntada iyo fikirka taas ayaa inta badan saamaysa raga.

teeda kale haweenka aad bay u nastaan marka loo fiiriyo raga marka dhaqsi ayay u buurtaan sidoo kale dadkii hore waxay ku dadaali jireen inay buuriyaan gabdhaha maxaayeelay gabadha caatada ah agtooda qiime badan kuma lahayn xagga guurka waxay amaanaan naagaha buurbuuran marka aad eegto gabayada carabta aad baad u arkaysaa maanta oo dhan waxay ka hadlaan naag cayilan.

Is obesity healthy?

cayilka ma caafimaad baa?

dad badan soomaaliyeed aad bay u jecel yihiin inay cayilaan aad bayna noo soo weydiiyaan daawooyinka lagu cayilo laakin ma is weydiinin cayilka ma caafimaad baaa

jawaabta  waxay noqonaysaa cayilka badankiisa caafimaadka ayuu dhibaa qof aadka u buuran dhinacyo badan ayuu ka daciifaa marka waxaa ugu haboon dhexdhexaad

إذا كان الشخص الذي يريد الحصول على البدانة والدهون، وإذا أكل الطعام الدسم، فإنه عادة ما يحصل على البدانة ولكن الشخص قد يأكل كل الطعام ويستريح ثم لا يكون لديه بدانة فماذا يمكن أن يقال عن هذا الشخص؟
في بعض الأحيان قد يكون الشخص مريضا ، خاصة أمراض الجهاز الهضمي ، وقد ل يؤثر الطعام الذي يدخل الجسم ، مما قد يتسبب في عدم قدرة الفيتامينات الموجودة في جسمه على الذوبان.
من المعروف أنه عندما يأكل الشخص الطعام فإنه ينقسم إلى عدة أشياء 

هناك بعض الناس لا يمكن إذابة الطعام في جسمهم ثم يصبح الشخص الذي يزور طبيبا لفحص جسمه قد يتبين أنه مصاب بمرض يمنع جسمه من البدانة.

الرجال والنساء ليسوا متشابهين ، فهم مختلفون جدا من حيث النظام الغذائي والتفكير الذي غالبا ما يؤثر على الرجال.
من ناحية أخرى ، تكون النساء مرتاحات للغاية مقارنة بالرجال عندما يتم تسمينهن بسرعة. أيضا ، حاول القدماء جعل الفتيات سمينات لأنهن لم يكن لديهن قيمة كبيرة في الزواج من الفتاة النحيلة.

كثير من الناس في الصومال يحبون السمنة ويسألوننا كثيرا عن أدوية السمنة لكنهم لم يسألوا أنفسهم عما إذا كانت السمنة صحية
الجواب هو أن معظم صحة السمنة تؤثر على صحة الشخص البدين جدا الذي يكون ضعيفا من نواح كثيرة عندما يكون أكثر ملاءمة للاعتدال.

 

 

Talo Caafimaad Oo Caatanimada Ku Saabsan

Exit mobile version