Site icon Daruur درور

Kaniiniga Virecta biyaha muu daahiyaa

Kaniiniga Virecta biyaha muu daahiyaa

Su’aasha:

SCW kaniiniga Virecta qofka biyabaxa degdega maka daaweeyaa sidoo kale ma leeyahay side effects oo dhib u keeni kara qofka isticmaalayo sideena loo isticmaalaa?

Kaniiniga Virecta biyaha muu daahiyaa
Kaniiniga Virecta biyaha muu daahiyaa

Jawaabta:

Kaniiniga Virecta waa kaniini loogu talagalay dadka awoodda aan u lahayn galmada ama geedkooda damayo, maxaayeelay wuxuu gaarsiiyaa dhiiga xubnaha taranka, laakin qofka inuu isticmaalo ma aha asoon dhakhtar u tagin maxaayeelay dadka cadaadiska dhiigooda korreeyo ama dadka wadnaha ka jiran dhib ayuu u keenayaa.
Marka laga hadlo saamayska uu leeyahay side effects kaniiniga Virecta waxaa kuwan soo socda:  madax-axnuun, yaqyaqsi, dheefshiidka oo adkaado, murqaxnuun, shuban, taasna dadka way ku kala duwan yihiin.
habka loo isticmaalo: Virecta qofka wuxuu qaadanaa galmada kahor 30 daqiiqo, kaniinigan looguma talagalin biyabaxa degdega waxaa loogu talagalay xoojinta kacsiga ninka sidoo kale adkeynta xubinta taranka xiliga galmada, way dhici kartaa biyaha inuu dib u dhigo siiba marka qofka uu galayo biyaajada labaad.

 

Biyabaxa Degdega Sidee Lagu Qiyaasaa

Dhibka Biyabaxa Degdega Sidee Lagu Daaweeyaa

 

Virecta pills are pills for people who are incapable of sexual intercourse or quenching their plants, because it delivers blood to the genitals, but the person to use it is not to go to a doctor because it causes problems for people with high blood pressure or people with heart disease.
When it comes to the side effects of the Virecta pill, the following are: headache, nausea, difficulty digestion, muscle pain, diarrhea, and this varies from person to person.
Method used: Virecta the person takes sex before 30 minutes, this pill is not intended for acute ejaculation it is intended for strengthening the erection of the man also strengthening the genitals during sex, it can happen that the water to delay the removal when the person enters the second ejaculation.

 

Exit mobile version