Site icon Daruur درور

Kaniiniga ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo

Kaniiniga ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo

Su’aasha:

Asc dr kaniini ma jiraaa caloosha la iskaga yareeyo mahadsanid

Kaniiniga ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo
Kaniiniga ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo

Jawaabta:

Caloosha sababo badan ayaa weyneeya waxaa fiican marka hore inaad ogaato sababka ay la weyn tahay, ma baruur baa mise waa dhibaato ka taagan beerka mise mindhicirada waaweyn, waxaa jira daawooyin badan lagu yareeyo caloosha ama baruurta lagu gubo waxaa ugu caansan kaniini lagu magacaabo  Formoline  iyo Xenical laakin ha isticmaalin adoon dhakhtar kala tashanin.

Waxaa fiican inaad ogaato sababka intaadan wax kaniini adeegsanin, qoraalladan ayaad ka heli kartaa faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan weynida caloosha iyo sababaha keeno iyo qaabka loo yareeyo .

 

  1. Qaabka Ugu Sahlan Caloosha Lagu Yareeyo
  2. Baruurta Caloosha Iyo Tan Jirka Isku Mid Miyaa
  3. Caloosha Waxaan Ka Daremaa Culeys Maxaa Xal Ah
  4. Cuntada Iyo Cabitaanka Caloosha Weyneeya
  5. Caloosha Dumarka Maxaa Lagu Yareeyaa
  6. Caloosha Waxa Weyneeya Iyo Sida Loo Yareeyo
  7. Gabadha Xaaskayga Baruurta Jidhkeega Inay Iska Yareyso Maxa U Fican

تتضخم المعدة لأسباب عديدة من الأفضل أن تعرف أولاً سبب حجمها الكبير.

هل هي سمنة أم مشكلة في الكبد أم الأمعاء الغليظة؟

هناك العديد من الأدوية لتقليل المعدة أو حرق الدهون ،

وأشهرها حبوب تسمى فورمولين وزينيكال لكن لا تستخدمه بدون استشارة الطبيب.

من الأفضل معرفة سبب عدم تناول أي حبوب ،

يمكنك العثور في هذه المقالات على مزيد من التفاصيل حول تضخم المعدة وأسبابه وكيفية تصغيره.

يعتقد الخبراء بان السبب الاساسي للانتفاخ غير الطبيعي هو الإفراط في تناول الطعام والهواء والبلع.

وكما يوجد اسباب أخرى للانتفاخ مثل: أمراض القولون ومرض السكري والتسمم الغذائي وعسر الهضم وأمراض القناه الهضمية

وأيضا من الاسباب الشائعة: قصور القلب وتليف الكبد.

ومن الجدير بالذكر أنه في كل من هذه الاضطرابات يتراكم السائل في البطن ويخلق اضطراب كبير في الأمعاء .

Exit mobile version