Site icon Daruur درور

Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas

Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas

Su’aasha:

Qeybkasto noolasheyda kamid ah waswas aya harereyay tusaale waxbarasho cibaado iyo dhan kastaba hadaan xita mutaqbal kafikiro soon Aya soomi Hadi aan waxa iyo waxa Aya igusodacayo xita Hadi wa khiyaali ah aan kufikiro. suasheyda waswas Kuma sabsana manta
Malaga yaaba in Jin igujuro dibkan dhana isaga iguhayo
Sido kale il ayan qabi jiray yarantadaydi Marka kwrma quraan akhtistay illahi baryay inbadan had quus ayan taganahay
Hada

Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas
Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas

Jawaabta:

Waswaaska wuxuu ka imaanayaa shaydaanka maraka way dhici kartaa sixir ama il inay tahay, ku dadaal quraanka iyo salaadda, naxariista Alle lagama quusto, mar kaste akhriso adkaarta iyo quraanka, wixii il ah iyo sixirba way kaa baxayaan inshaa Allaah.

marka ishana waa wax jiro oo saamayn leh axaadiis ayaa ku soo aroortay nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa hahaatee- wuu ka magangali jiray isha ducadiisa waxaa ka mid ahayd

(أعوذ بكلمات الله التامة، من كل شيطان وهامة، ومن كل عين لامَّة)

(Alle ayaan kaga magangallayaa kalmadihiisa dhammaystiran shaydaan kasta iyo noole kasta iyo il kasta)

waxaa soo saaray Bukhaari

Obsession comes from the devil, so it can be magic or magic, do your best in the Qur’an and prayer, Allah’s mercy never gives up, every time you read the Quran, all magic and magic will disappear from you, God willing.

Fin qooq maxaa keeno sideena loo daaweeyaa Acne on the face

 

Exit mobile version