Site icon Daruur درور

Ilhan Omar oo dil loogu gooddiyay sababtana waa Donlad Trump

Trump markuu faafiyay hadal la xiriira weerarada 11 September isagoo lugta usoo galinaya Ilhan Omar.

Ilhan Omar oo dil loogu gooddiyay sababtana waa Donlad Trump
Ilhan Omar oo dil loogu gooddiyay sababtana waa Donlad Trump

Hadalkaas kaddib Ilhan hanjabaad ayaa loo soo diray iyadoo loogu hanjibaadayo dil.
Taas waxay tilmaamaysaa in qoftan loo diiddan yahay inay ku jirto golaha Kongareeska maraykanka iyadoo magac muslin wadato oo madaxana safaleeti u saaran yahay, Trump wuxuu ka mid yahay dadka aadka u jecel yahuudda si xunna u neceb maslimiinta.
Trump oo maalmahan korka ka saaran Ilahan ayaa aad u weerara.

Exit mobile version