Site icon Daruur درور

Hargabka iyo caroonaha sidee lagu kala gartaa

Hargabka iyo caroonaha sidee lagu kala gartaa

Su’aasha:

Asc walaalaha daruur saq dhexe habeen nimo ayaan lasoo toosay xanuun qeybta Sare ee jirka ah gaar ahaan wajiga Madaxa Sanka iyo indhaha
Waxaa saaid la iiga hayaa indhaha oo I xanuunaye iyo sanka iyo masxkada inta u dhaxeysa oo i ololaya cantuufta markaan liqayana dhuunta ayaa I xanuuneysa sida inay boog I noqotay oo kale heer mararka qaar liqitaanka dhib igu noqdo

Calaamadahan corono ma noqon karaan maxaase lagula tacaali karaa gaar ahaan maskaxda iyo sanka inta u dhaxeyso ayaa saaid ii xanuuneysi sida in dab iiga shidan yahay oo kale

Hargabka iyo caroonaha sidee lagu kala gartaa
Hargabka iyo caroonaha sidee lagu kala gartaa

Jawaabta:

Coroonaha iyo hargabka waa isku qaab labadooda caadi ahaan lgauma kala saari karo, xataa dhakhaatiir badan waxay aaminsan yihiin in karoonaha uu yahay hargab, xataa marka uu soo baxay karoona qof hargab ku dhacay ma jirin sheekadada oo dhan waxaa loo rogay karoono, qalabka PCR ee karoonaha lagu baaro xataa waa laysku haystaa, dhakhaatiirta qaar waxay leeyihiin waa qalab loogu talaggalay filinka karoonaha, wax kaste lagu tijaabiyo waa nasiib, waxaa laga yaabaa qofka asoon waxba haynin inuu soo saaro inuu karoona qabo.

Sidaa awgeed qof karoona ku dhacay oo gurigiisa ku dhintay lama sheegin dhamaan isbitaal ayay ku dhimanayeen taasna waxay ahayd qorshe la dejiyay, sidii dadka loo tallaalo  ayaana la rabay, sheekada aad bay u weyn tahay, qof kaste karoona ku dhacay oo gurigiisa isku daaweeyay wuu ka badbaaday.

Marka waxaan kuu sheegayaa waxyaalaha aad isku aragtay waa hargab niyaddaada ka saar karoonaha, waxaad ku daaweyn kartaa waxyaabaha dabiiciga ah, sanjabiil kulul iyo liin dhamaan oo sida shaaha loo kariyay, ama malab iyo toon inaad isku shiido oo aad hal qaaddo ka cunto habeenkii iyo subaxdii, waxaas oo dhan way kaa baxayaan inshaa Allaah, waxa ku hayo waa hargab.

 

Anoo umul ah ayaa janaabo igu dhacday qubeys maa igu waajibayo

The flu is the same shape and it is not normally possible to distinguish between the two, even many doctors believe that the infection is a flu, even when it came out and someone who had contracted the disease did not exist in the whole story it was turned into a fever, the PCR device for the test of the skin is even held, some doctors say it is a device for the film of the skin, Everything that is tested is luck, and the person who doesn’t have anything may have to produce it.

Therefore, it was not reported that all the people who died in their home were dying in a hospital and that was a plan that had been put in place, and how to vaccinate people was wanted, the story is very big, everyone who fell and treated himself at home survived.

When I tell you the things you have seen yourself are a flu that removes your mood from the cantons, you can treat them with natural products, hot ginger and lemon all like tea cooked, or honey and garlic to melt and eat one spoon at night and in the morning, all this will go out of you in the hope of Allah, what keeps you is a flu.

 

Exit mobile version