Site icon Daruur درور

Guurkan talo iga siiya iyo bomaatada geedka dareenka ka qaadda

Su’aasha:

Asc wall waxaan jeclahay habaryar aa qaraabo nahay oo hooyaday ilmo adeer baana ay yihiin gabdhaas aaad ayaan u jeclahay lkn cidna uma sheego oo family ka cayb wayn ayaa iga soo gaarayso lkn jacaylka aan qabo ayaa ah jacayl xad dhaaf gabdhaha ayada waa single ana single ayaan ahay oo madareen siiyo inaa jeclahay oo qaraabo ahaan ula hadlaa sidee ugu sheegtaa ama sidee ku sameeyaa oo igu soo raaci kartaa gabar kle uma baahni wlahi hadaan ayada waayo aduun iima dhadhamayo icaawi wll saaid u dhibanahay wax aan sameeyo ma aqaan gabdhahaas maskaxdaan a dhaawac wayn ayaa iga soo gaarayo wax alaale waxaa igula talisid ayaan samaynayaa
Pls si aan uogaado jawaabta ii soo dheeray oo ilaahay baan kugu dhaarshay waqti igali
Mida kle waxaa ii sheegtaa boomaato hadii guska lagu shubo dareenka ka tagsiisa oo kabaabyo ka dhogayso.

Guurkan talo iga siiya iyo bomaatada geedka dareenka ka qaadda
Guurkan talo iga siiya iyo bomaatada geedka dareenka ka qaadda

Jawaabta:

Haddii aad jeceshay gabadha aad sheegtay doono intaas ayaan kula talinayaa wixii diinta ay kuu fasaxday ceeb ma laha.

Teeda kale bomaanata oo kawaabyada waxay leedahay noocyo badan waxaa ka mid ah emla iyo Pridocaine iyo Lidocaine.

emla iyo Pridocaine iyo Lidocaine
emla iyo Pridocaine iyo Lidocaine

Kuwan dhamaan waa isku shaqo midda aad heli karto soo iibso, bomaatada noocan ah raga biyaha ayay ka daahisaa marka ay marsadaan dareenka daran ayay qaaddaa.

Exit mobile version