Site icon Daruur درور

Galmada ugu mac ee raaxo badan siin karta dumarka maxay tahay?

Galmada ugu mac ee raaxo badan siin karta dumarka maxay tahay?

Su’aasha:

Wll galmada ugu raaxada badan ee dumarku ku qanci karaan maxay noqon kartaa ma jiif jiifka ma istaaga, ma gadaal marka, mise waa tan jilba fadhiga bal ii faa’ideeya bal.

Galmada ugu mac ee raaxo badan siin karta dumarka maxay tahay?
Galmada ugu mac ee raaxo badan siin karta dumarka maxay tahay?

Jawaabta:

Raaxada galmada waxay u noqonaysaa fikirka qofka iyo dhaqanka uu kusoo koray siiba marka uu qaangaarayay iyo sheekooyinka uu ka maqlay raaxada galmada.

Guud ahaan dadka way ku kala duwan yihiin dareenka raaxada, sidoo kale dumarka iyagana way ku kala duwan yihiin.

Marka waxaa laga yaabaa qof inuu aad ugu raaxaysto jiifka qofka kalana istaagga ama fadhiga, waxaa laga yaaba qof inuu aad u jecel yahay foorarka qof kalena inuu aad u neceb yahay foorar ama dujis.

Taas waxaa soo galaysa quruxda jirka tusaale ahaan raga qaar waxay ka helaan dumarka dhaadheer qaarna kuwa gaagaaban, raga qaar waxay jecel yihiin dumarka buuran oo barida weyn leh qaarna dumarka caato ah.

Sidoo kale marka la eego naasaha, qaar waxay jecel yihiin naaso waaweyn qaarna naasaha yaryar.

Marka galmadana waa sidaas.

Qofka marka uu guursado wuu dareemi karaa xaaskiisa siday ka hesho waxaana fiican inuu ogaado qaabka ay ka hesho si ay u kordhiyaan jacaylkooda, illeen galmada marka ay isku fahmaan ninka iyo xaaskiisa jacaylkooda wuu kordhaa, wuu u camarmaa raaxa fiicanna way helayaan.

raaxada ugu macaan xiliga galmada
raaxada ugu macaan xiliga galmada

Naagta marka jacayl fiican ay kaa hesho ayay raaxo fiican ku siinaysaa waxaa horay loo yiri:

(المرأة أحلى هدية خصّ الله بها الرجل).

(الحب لا يعتمد على الرومانسية فقط، بل على الاحترام والاهتمام والثقة).

(أعط المرأة واسقها حباً صادقاً تعطيك روحها وتجعلك طفلها المدلل التي تخاف عليه من نفسها وتفديك بروحها).

(Naagta waa hadiyadda ugu qaalisan oo Ilaahay uu ninka siiyay)

(Jacaylka kuma tiirsana romaansi kaliya balse wuxuu ku tiirsan yahay tixgalin iyo daryeel iyo kalsooni)

(Sii naagta kuna waraabi jacayl dhab ah waxay ku siinaysaa nafteeda waxay kaa dhigaysaa cunugeeda ay koolkoolinayso, oo ay nafteeda uga baqayso waxay kugu furanaysaa ruuxdeeda)

Qaabka raaxada raga ugu jecelyihiin

 

Waxtarka basasha xagga raaxada sariirta

Exit mobile version