Site icon Daruur درور

Gabdhaha la qabo ee hadana xiiseeya sheekooyin galmada maxa la dhihi kara

Gabdhaha la qabo ee hadana xiiseeya sheekooyin galmada maxa la dhihi kara

Su’aasha:

A S C, waxan idin wayidin raba waxan arkay gabdho la qabo o xaasas ah markay iskugu yimaadin waxay jecel yihin inay ka sheekayistan sheekada galmada iyaba siday nimankooda ula raaxayistan ama u wasaan marka gabdhaha nucaas o kale maxa lagu tilmaami laha mahad sanid.

Gabdhaha la qabo ee hadana xiiseeya sheekooyin galmada maxa la dhihi kara
Gabdhaha la qabo ee hadana xiiseeya sheekooyin galmada maxa la dhihi kara

Jawaabta:

Nin iyo naagba looma oggola inay ka sheekeeyaan xaalka gogosha  iyo raaxada sariirta, taas waxay keenaysaa in cowradaha la ogaado waxaa ka dhalanaysa fidno iyo xumaan.

Wuxuu yiri rasuulka (SCW) asoo arrintaas ka digaya:

(إنَّ مِن أشرِّ الناس عند الله منزلة يوم القيامة، الرجل يفضي إلى امرأته، وتفضي إليه، ثم ينشر سرَّها )  رواه مسلم .

(Dadka waxaa ugu shar badan darajo ahaan Alle agtiisa nin naagtiisa u tagay iyadana  ay u tagtay kaddib sirteeda faafinaya).

Waxaa wariyay Muslim

 

Laakin haddii dan ay keento sida maxkamadda oo kale ama fadwo diini loo baahan yahay markaas ninka wuu sheegi karaa arrimahaas naagtana way sheegi kartaa.

Axaadiis badan ayaana tilmaantay taas.

Marka dumarka ama raga ka sheekeeya wixii sariirta ka dhacay waa inay iska joojiyaan.

Ninkayga naag ayaan ku arkay ma iska furi karaa

إن تحقيق السلامة في العلاقات الزوجية وطلب المودة والرحمة هو من الحفاظ على هذا الرباط والميثاق الذي جعله الله ميثاقا غليظا؛ ووصفه بالغلظ لقوته وعظمه.
وفي هذا الحديث يخبر النبي صلى الله عليه وسلم أن أعظم خيانة للأمانة ونقضها وهتكها، وأعظمها عقوبة عند الله يوم القيامة يوم ظهور الجزاء، خيانة الرجل لزوجته «الرجل يفضي إلى امرأته، وتفضي إليه» وهو كناية عن المعاشرة والملامسة التي تكون بين الزوجين، والمراد به هنا: كل ما يخص أسرار الزوجية، وما أودعه الزوج إلى الآخر، ثم إن الرجل بعد هذا ينشر سرها، والمراد به ما يكون من عيوب البدن الباطنة، ويحتمل أن المراد وصف ما يجري بين الزوجين من أمور الاستمتاع وما يجري من المرأة من قول أو فعل حالة الجماع، وهذا وعيد شديد، وتحذير لمن يفشي سر زوجه، والمراد توجيه النصح للزوجين مع التحذير من أن يذيع أحد سر الآخر، فلا يذيع الرجل سرها ولا تذيع المرأة سره، ولكن اكتفى بذكر أحد المتقابلين -وهو الزوج- ليشير به إلى الآخر، أو لم يذكر إفشاء الزوجة لسر زوجها؛ لأن الأصل في المرأة الستر وإخفاء ما يخدش الحياء، وهي -لحيائها- يقل منها وقوع ذلك، بخلاف الرجل الذي يتوقع منه حصوله.

Exit mobile version