Site icon Daruur درور

Gabar haday ku riyooto iyadoo diiq qalayso

Gabar haday ku riyooto iyadoo diiq qalayso

Su’aasha:

scw qofka dumar waiba gabar ah hadday ku riyooto iyadoo diiq madow gowracayo riyadaas maxaa lagu fasiraa.

Gabar haday ku riyooto iyadoo diiq qalayso
Gabar haday ku riyooto iyadoo diiq qalayso

Jawaabta:

Guud ahaan diiqa markay ku riyooto gabar wuxuu astaan u yahay sharaf iyo haybad, laakin riyada markay diiq madooban ay gowracayso waxay tilmaamaysaa in ay ka badbaadi doonto jirro ama xasad ama cadaawad, gowricidda diiqa madooban waxay tilmaamaysaa badbaado, waa riyo kahayr ah inshaa Allaah.

 

Waxaan ku riyooday wiil an saaxib nahay gabar geedkiisa u dhuuqaysa

 

Generally speaking, when a rooster dreams of a girl, it is a symbol of honor and dignity, but the dream when a black is slaughtered indicates that it will be saved from violence or jealousy or enmity, the slaughter of a black rooster indicates salvation, it is a dream in the hope of Allah.

Riyada diiqa halkan ka daawo

Exit mobile version