Site icon Daruur درور

Gabar bikro iyo garoob waayoarag ah farqiga u dhexeeyo

Garoob iyo gabar bikro ah guur ahaan waxaa fiican gabar wali aan la guursanin.

Gabadha bikrada ah waxay ku fiican tahay nin kale masoo arkin.

Gabar bikro iyo garoob waayoarag ah farqiga u dhexeeyo
Gabar bikro iyo garoob waayoarag ah farqiga u dhexeeyo

laakin midda garoobta ah nin ayaa horay usoo guursaday marka waxay isu barbardhigi kartaa ninka hadda iyo midka hore.

ninkii hore hadduu kaa hadal macaanaa oo uu ku dhihi jiray abaayo macaan waan ku jeclahay macaaneey qof kaa fiican ma jiro, ereyo jacayl macaan badan hadduu ku dhihi jiray ninkaas ayay mar walbo soo xasuusanaysaa.

sidoo kale ninkii hore hadduu kaa deeqsi badnaa sidoo kale kaas ayay soo xusuusanaysaa.

sidoo kale haddii ninkaas uu ahaa nin jacaylka ku fiican adigana aad tahay qof aan ku fiicnayn ninkaas ayay soo xusuusanaysaa.

haddii ay naagta tahay dumarka ka helo geedka dheer ama geedka weyn  ninkii horena uu lahaa bahan weyn ama dheer, adigana aad tahay nin geed yar leh ninkaas ayay soo xusuusanaysaa.

haddii naagta ay tahay mid kacsi badan oo ninkii hore uu qancin jiray adigana aad kasoo bixi weyso galmada ay u baahan tahay ninkii hore ayay soo xusuusamaysaa.

laakin naagta marka ay bikro tahay oo nin kale aan u galmoon hortaada wixii aad adiga barto ayay ku qancaysaa, naagta yar sidaas ayay ku fiican tahay.

waxay u malaynaysaa nimanka oo dhan inay sidaas yihiin.

sidoo kale naagta waxay khibrad ka qaadan kartaa naagaha waaweyn oo uga sheekeeya cayaarta sariirta iyo raaxada ninka iyo raga siday kala yihiin galmada noocyada iyo qaababka ay leedahay.

markaas waxaa laga yaabaa gabadha lafteeda inay u dhaqanto sida garoobta oo kale illeen habraha waaweyn ayaa mararka qaarkooda uga sheekeeya sheekooyinka galmada iyo raaxada meesha ayay ka qaadanaysaa wayaragnimo.

garoobta marka dhowr nin ay so marto way ka duwan tahay marka ay hal nin soo aragto.

marka garoob waxaa loo guursadaa marka ay daruuro ama duruufo kuu geeyaan.

 

Dumarka la qabo oo nin kale eego woman look at a foreign man

 

It is better to marry a virgin and a virgin.
The virgin girl is better than another man who has not seen her.
But the widow is already married to a man, when she can compare the present and the first man.
If the old man said sweet words to thee, and said unto him, I love thee sweetheart, I love thee sweetheart, there is none better than thee: if he said sweet words of love unto that man, she remembereth every time.
Also if the first man is more generous than you, she also remembers that.
Also if that man was a good man in love, and you are not good at that man, she remembers.
If it is the woman who finds the women in the tall tree, or in the big tree, and the first man has a great or high stature, and you are a man with a small tree, that man will remember.
If the woman is very aggressive and the first husband was satisfied and you do not get out of the sex she needs the first husband, she remembers.
But when the woman is a virgin, and hath not had intercourse with another man before thee, she is content with that which thou hast taught thee: so is the younger woman better.
she thinks all men are like that.
A woman can also take experience from older women who talk about bed games and pleasures between men and men according to sex of her types and styles.
Then it may be that the girl herself behaves like a bride, because the older women sometimes tell the stories of sex and pleasure where she takes a look.
When several men come by, it is different when one man sees her.
when a garoob is married when they bring you clouds or holes.

 

 

كُنَّا مع رَسولِ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عليه وسلَّمَ في غَزَاةٍ، فَلَمَّا أَقْبَلْنَا تَعَجَّلْتُ علَى بَعِيرٍ لي قَطُوفٍ، فَلَحِقَنِي رَاكِبٌ خَلْفِي، فَنَخَسَ بَعِيرِي بعَنَزَةٍ كَانَتْ معهُ، فَانْطَلَقَ بَعِيرِي كَأَجْوَدِ ما أَنْتَ رَاءٍ مِنَ الإبِلِ، فَالْتَفَتُّ، فَإِذَا أَنَا برَسولِ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عليه وسلَّمَ، فَقالَ: ما يُعْجِلُكَ يا جَابِرُ؟ قُلتُ: يا رَسولَ اللهِ، إنِّي حَديثُ عَهْدٍ بعُرْسٍ، فَقالَ: أَبِكْرًا تَزَوَّجْتَهَا، أَمْ ثَيِّبًا؟ قالَ: قُلتُ: بَلْ ثَيِّبًا، قالَ: هَلَّا جَارِيَةً تُلَاعِبُهَا وَتُلَاعِبُكَ. قالَ: فَلَمَّا قَدِمْنَا المَدِينَةَ، ذَهَبْنَا لِنَدْخُلَ، فَقالَ: أَمْهِلُوا حتَّى نَدْخُلَ لَيْلًا -أَيْ عِشَاءً- كَيْ تَمْتَشِطَ الشَّعِثَةُ، وَتَسْتَحِدَّ المُغِيبَةُ. قالَ: وَقالَ: إذَا قَدِمْتَ فَالْكَيْسَ الكَيْسَ.
فسأَلَه النَّبيُّ صلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ: هل تزوَّجْتَ بِكْرًا، وهي الَّتي لم تَتزوَّجْ مِن قَبلُ، أمْ ثَيِّبًا -وهي الَّتي سَبَقَ لها الزَّواجُ-؟ فأخبَرَه جابرٌ رَضيَ اللهُ عنه أنَّه تزوَّجَ امرأةً قدْ تزوَّجَتْ مِن قبلُ، وليستْ بِكرًا، فقال له النَّبيُّ صلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ: «هلَّا جاريةً»، والمرادُ بها البِكرُ، يُرغِّبُه النَّبيُّ صلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ في زَواجِ الأبْكارِ، «تُلاعِبُها وتُلاعِبُكَ»، أي: تَلعَبُ معَها، وتَلعَبُ معَكَ، وتُلاطِفُها وتُلاطِفكَ؛ فإنَّ الثَّيِّبَ قدْ تكونُ مُتعلِّقةَ القَلْبِ بزَوجِها الأوَّلِ، بخِلافِ الصَّغيرةِ الَّتي لم يَسبِقْ لها الزَّواجُ؛ فإنَّ قَلْبَها غالبًا ما يَتعلَّقُ بأوَّلِ زَوْجٍ لها، فتَنشَطُ له وتَسْعى في سَعادتِه، وغيرُ ذلك مِنَ المواصَفاتِ الَّتي تُعرَفُ بها البِكْرُ، وتَتَقدَّمُ بها على الثَّيِّبِ،   الدرر
قال ابن عاشور رحمه الله :
” الْبِكْرُ أَشَدُّ حَيَاءً وَأَكْثَرَ غِرَارَةً وَدَلَّا ، وَفِي ذَلِكَ مَجْلَبَةٌ لِلنَّفْسِ، وَالْبِكْرُ لَا تَعْرِفُ رَجُلًا قَبْلَ زَوْجِهَا ، فَفِي نُفُوسِ الرِّجَالِ خَلْقٌ مِنَ التَّنَافُسِ فِي الْمَرْأَةِ الَّتِي لَمْ يَسْبِقْ إِلَيْهَا غَيْرُهُمْ ” انتهى من “التحرير والتنوير” (28/ 362) .
وقال الشيخ ابن عثيمين رحمه الله :
” البكر أفضل؛ لأنها لم تطمح إلى رجال سابقين، ولم يتعلق قلبها بأحد قبله، ولأن أول من يباشرها من الرجال هذا الرجل، فتتعلق به أكثر ” انتهى من “الشرح الممتع” (12/ 15)

Exit mobile version