Site icon Daruur درور

Gabar bikra far ama laba far miyay galeysa

Gabar bikra far ama laba far miyay galeysa

Su’aasha:

Haweenka arooska hadaan gabadha kufiiriyo farteyda ay gasho hal far kadibna mid labaad ay qoftasi bikra mala dhihi karaa.

Gabar bikra far ama laba far miyay galeysa
Gabar bikra far ama laba far miyay galeysa

Jawaabta:

Bikaarada ayaa noocyo ah waxaa dhici karta in jeexa uu weyn yahay oo faraha ay gali karaan waxaa dhici karta inay tahay bikaaro balaatik oo kale ah oo farta gali karto xanuun la’aan,  waxaa kaloo jirta mid daloolkeeda uu yar yahay xataa dhiigga dhib ku ah inuu kasoo baxo,  hadday farta gasho taas macnaheeda ma ah inay soo tuman jirtay gabadha ee shakiga iska naar.

Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno

There are some types of virgins, it may be that the incision is big enough for the fingers to enter, it may be a plastic virgin that can be inserted without pain, there is also one whose hole is so small that it is difficult for the blood to flow. If she gets her finger, it doesn’t mean she was trampling on the girl, so the suspicion is gone.

Exit mobile version