Site icon Daruur درور

Gabar 18-jir ayan ahay balbal iyo dhacaan baa i wareeriyay

Gabar 18-jir ayan ahay balbal iyo dhacaan baa i wareeriyay

Su’aasha:

sideed iyo toban sano aan jira waxa iga yimada dhacaan badan cad iyo jaale ah waxa kalo an dareemaa balbal aad u daran maxa talo cafimaad ad i sinaysan idinko mahadsan.

Gabar 18-jir ayan ahay balbal iyo dhacaan baa i wareeriyay
Gabar 18-jir ayan ahay balbal iyo dhacaan baa i wareeriyay

Jawaabta:

Inta badan bakteeriyada ayaa keenta xaaladaha aad sheegtay, waxaad ku dadaashaa nadaafadda sidoo kale waxaad ku dhaqdaa biyo qandac ah oo cusbo lagu daray, maalmo kadib inshaa Allaah waa ka raysan doontaa.

Faahfaahin dheeraad su’aalahan ka akhriso:

 

  1. Qoyaanka Jaalaha Dumarka Ka Yimaada Maxaa Keena
  2. Daawada Dhaawacyada Galmada Ka Dhasha Ee Faruuraha Xubinta Dumarka
  3. Bararka Iyo Dhacaanka Uraya Ee Xubinta Taranka Dumarka
  4. Labada Qoyaan Oo Farjiga Haweenka Ka Yimaada Farqiga U Dhexeeya
  5. Qoyaanka Gabdhaha Oo Cad Waxa Uu Tusiyo
  6. Garoob Ayaan Ahay Cuncun Iyo Dhacaan Ayaa I Wareeriyay

 

 

الطمث يحتبس إما بسبب خاص بالرحم وإما بسبب المشاركة. والذي بسبب خاص إما بسبب غريزي وإما بسبب حادث من وجه أخر.

والطمث يحتبس إما لسبب في القوة وإما لسبب في المادة أو لسبب في الآلة وحدها. – أما السبب في القوة فمثل ضعف لسوء مزاج بارد

أو يابس أو حار يابس أو بارد يابس. والبارد إما مع مادة أو بغير مادة. وأما السبب في المادة فإما الكمية وإما الكيفية وإما مجموعهما.

أما الذي في الكمية فهو القلة وذلك إما لعدم الأغذية وقلتها أو لشدة القوة المستعلية على الأغذية. وإن كثرت فلا تبقي فضولا للطمث.

ومئل هذه المرأة يشبه طبعها طبع الرجال وتقدر على الهضم البالغ وإنفاق الواجب ودفع! لفضول على جهة ما تدفعه الرجال

وهؤلاء من السمان العصبيات العضليات منهن القويات المذكرات اللاتي تضيق أوراكهن عن صدورهن وأطرافهن جاسية أكثر.

أو لكثرة الاستفراغات بالأدوية والرياضات وخصوصا الدم من رعاف أو بواسير أو جراحة أو غير ذلك.

وأما الذي في كيفية المادة فأن يكون الدم غليظا للبرد أو لكثرة ما يخالطه من الأخلاط الغليظة وأكثره للدعة وما يجري مجراها مما علمت.

وأما السبب الذي من جهة الآلة: فالسدة: وتلك إما لحر مجفف مقبض أو لبرد محصف وكثيرا ما يورث كثرة شرب الماء

ويؤدي إلى العقر أو ليبس مكثف أو لكثرة شحم أو خلط غليظ لزج أو لأورام أو للرتق وزيادة. اللحم أو لقروح عرضت في الرحم

فاندملت وفسد باندمالها فوهات العروق للظاهرة أو لاعوجاج فيها مفرط أو انقلاب أو لقصر عنق الرحم أو لضربة أو سقطة

أغلقت أبواب العروق أو عقيب إسقاط

Exit mobile version