Site icon Daruur درور

Gabadha waxa u keeno shakiga guud ahaan

Su’aasha:

asc wllo waxn iheysta dhibatada malaha xun waliba saaid waxkaste nolosheyda kusabsan waxa idhahda armu sida noqda tusale imtixan natijadisa okle halka khyr ka filan la wax uunba idhahayo wad dhacaysa xaga wangsan leyma ogolaba waxkaste rabi weydisto wax idhahyo sida ma ku noqonayan wax anan rabin niyada igasaso noonayo kadib sidas ku dhacan ta kle ilowsho saida shaki fara badan wax masameyn wan sameyey isku qabanya tankle her waxn gadhey kashakiyo talow muslim dhaba matahy mise ma aminsand wll ladagalan tafteyda leygula jira ma aqan dhibka talo isiya
Mahasantihin mahda daruur media

Gabadha waxa u keeno shakiga guud ahaan
Gabadha waxa u keeno shakiga guud ahaan

Jawaabta:

Waxa ku haysta waa shaydaan wuxuuna la dagaallamaa dadka khayrka jecel oo waxtarka u keeni kara umadda, cabsi ayuu kugu abuurayaa marka aad wax filanayso, haddii aad sii raaraacdo wuxuu kugu ridayaa badda shakiga oo aadan ku dabaalan karin, in badan ayaan kasoo hadalnay sida looga hortago waxaad ka raadin kartaa webka Daruur adoo qoraya mid ka mid ah ereyadan: wawaaska, shakiga, shaydaanka, fikirka, maskaxda. Halkaan ayaad ka gali kartaa bogga raadiska:

https://daruur.com//?s=

Waxaad ka heli doontaa qoraallo aad ka faa’idaysan kartid.

Teeda kale waxaad aad u akhrisataa Quraanka kariimka.

Exit mobile version