Site icon Daruur درور

Forex ayaan lacag gashan rabaa ma xaaraanbaa

Forex ayaan lacag gashan rabaa ma xaaraanbaa

Su’aasha:

lacag ayan haysaa waxan rabaa inaan maalgashto suuqa sarifka lacagaha forex waxaan maqlay waa xaaran waa ribo diinta islamaamka ma qabto dadna waxay i dhaheen waa xalaal oo ribo ma aha.

Forex ayaan lacag gashan rabaa ma xaaraanbaa dr
Forex ayaan lacag gashan rabaa ma xaaraanbaa

Jawaabta:

Forex ama boorsada oo laga soo gaabiyay afka Ingiriiska (Foreign Exchange Market) carabiga waxaa loo yaqaanaa (سوق صرف العملات) waxa loo yaqaano, waa dhaqan cusub oo aan la garan jirin waagii hore, sidaa awgeed culimada casrigan way isku kholaafeen waxay u kala baxeen labo qolo, qolo oo oggol oo u aragtay inuu yahay wax aan sharciga xarimin oona aan ribo ahayn, qolona waxay galiyeen bushi badan oo ka mid ah inuu ribo yahay inuu yahay beec ama iib la’ shuruudaha qaar marka sidaa awgeed waxay dhaheen waa xaaran.

Annaga guud ahaan waxaa kula talinaynaa inaad ka fogaato, waxaan oo khilaafka weyn ka taagan yahay oo labada ay suurtagal tahay inuu noqdo midkooda, raadso maalgashi oo cad oo aan shaki ku jirin.

 

Lacag Maloo Sarifi Karaa Qaab Deyn Ahaan Iyadoo Ah

 

كلمة «فوركس» تشير إلى سوق العملات الأجنبية أو البورصة العالمية للعملات الأجنبية،

وهي اختصار للمصطلح الاقتصادي من اللغة الأجنبية “Foreign Exchange Market”

أي «سوق تداول العملات الأجنبية»، وهو سوق يمتد في جميع أنحاء العالم

حيث تصرف العملات من قبل عدة مشاركين،

مثل البنوك العالمية والمؤسسات الدولية والأسواق المالية والمتداولون الأفراد.

 

Exit mobile version