Site icon Daruur درور

Fin qooq maxaa keeno sideena loo daaweeyaa Acne on the face

Fin qooq maxaa keeno sideena loo daaweeyaa Acne on the face

Su’aasha:

Asc daruur wad ku mhdsthn howlaha aad bulshada u heysaan intaas kadib waxan idin weydiinayaa isbuuc hadeysan biya manida iga imaan waxan isku arkaa finan badan oo wajiga kaso baxo finkaas Maxa lagu tilmaami karaa markan biyaha manida iga yimadaan dhoor jeer wey iga baaba’aan

Fin qooq maxaa keeno sideena loo daaweeyaa
Fin qooq maxaa keeno sideena loo daaweeyaa

Jawaabta:

Finka dhalinyarada ama fin doobka wuxuu u noqonayaa isbaddalada jirka xagga hormoonada, sidoo kale qofka marka uu cunayo cuntooyinka nafaqada leh wuu ku soo badanayaa jirkiisa sida looska iyo sisinta iyo shukulaatada iyo macmacaanka guud ahaan, marka waxaad samaysaa arrin kaa reebi karta inuu kugu soo bato findoobka, iska yareey cuntada nafaqada leh sidoo kale socodka badi haddii aad awooddo soon isniin iyo khamiis.

Dadka qaar findoobka waxay ku daaweeyaan kaniini ama doowooyin kiimika ah, laakin waxaa kaaga fiican inaad qaab dabiici u daaweyso saan kuu soo sheegay.

 

Kareemka Glysolid Cudur Ma Keenaa

Finka Wejiga Maxaa Xal U Ah

Fin qooq maxaa maxaa lagu daaweeyaa

 

Sida aan soo sheegnay waxaa ugu muiimsan sababka keenay in la ogaado marka hore

Factors that trigger the appearance of acne or make it worse, including:

Hormonal changes. Androgens are hormones that increase in rates in boys and girls during puberty, causing the sebaceous glands to swell and produce more fat. Hormonal changes that occur during middle age, especially in women, can also lead to pimples.
Certain medications. These medications include everything that contains corticosteroids, testosterone or lithium.
Diet. Studies show that eating certain foods, including carbohydrate-rich foods such as breads, cakes and chips, may worsen acne. But more studies are needed to check whether people with acne will benefit from following specific dietary restrictions.
Tension. Stress doesn’t cause acne to appear, but if you already have acne, stress can make it worse.

 

Exit mobile version