Site icon Daruur درور

Fasirka riyada anoo hurda oo agtayda laba mas oo yar yar oo madoow ag marayaan

Riyada:

Asc wll waxaan u bahana fasirka riyada anoo hurda oo agtayda laba mas oo yar yar oo madoow ag marayaan.

Fasirka riyada anoo hurda oo agtayda laba mas oo yar yar oo madoow ag marayaan
Fasirka riyada anoo hurda oo agtayda laba mas oo yar yar oo madoow ag marayaan

Fasirka:

Waxay tilaamayaan dad cadow ah oo raba inay ku gaadaan oo ay wax kugu sameeyaan adoon ka war haynin, waana cadow liita oo aan tabar kuu haynin, marka iska ilaali dadka aad la saaxiibayso cadowgaas waa qof kuu dhow oo saaxiib kula ah.

Exit mobile version