Site icon Daruur درور

Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska

Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska

Ereyga ingiriiska “GET” qaababka loo adeegsado iyo macneyaasha uu leeyahay marka xaraf gaar ah lagu lifaaqo.

Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska
Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska

Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaale kuu muujinaya falka “GET” iyo macnaha uu leeyahay isagoo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali.

English Arabic Somali
Get back يعود noqonaya
Get away يهرب cararaya
Get up ينهض kacaya
Get in يدخل galaya
Get over يتغلب على ka adkaanaya
Get rid of يتخلص ka takhalusaya
Get down ينزل degaya

Get out

يخرج

baxaya

Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo

Exit mobile version