Site icon Daruur درور

Dumarka jecel in loo tago waqti gaaban xal maloo heli karaa

Dumarka jecel in loo tago waqti gaaban xal maloo heli karaa

Su’aasha:

Wll dumarka jecel in la waso waqti gaaban xal maloo heli karaa?

Dumarka jecel in loo tago waqti gaaban xal maloo heli karaa
Dumarka jecel in loo tago waqti gaaban xal maloo heli karaa

Jawaabta:

Dumarka badankooda waqti dheer ayay rabaan waxayba dhibsadaan raga biyaha dhaqsi uga yimaado, laakin way dhici kartaa gabdho aan rabin waqti badan oo dhibsada galmada haddii ay dheeraato, taasna waxaa sabab u ah qalaylka farjiga, ama cabsi ay ka qabto galmada.

Xalka ugu fiican waa istiinka dheer, ninka inuu istiinka badiyo oo gabadha dareenkeeda meel fog gaaro, markaas waa laga yaabaa inaysan dhibsanin galmada dheer, laakin haddii uu u tago iydoo aan la istiiminin raaxo fiican ma helayso marka way dhibsanaysaan galmada dheer.

Markay ugu yar tahay galmada waa inay wadataa istiin yar, galmada ugu dheer hadday istiin la’aan tahay naagta xanuun ayay dareemaysaa, istiinka jirka ayuu u diyaarinayaa raaxada, sidoo kale qoyaan badan ayaa kasoo daadanaya gabadha oo sahal ka dhigaya raaxada galmada.

 

Gabdhaha la qabo ee hadana xiiseeya sheekooyin galmada maxa la dhihi kara

Exit mobile version