Site icon Daruur درور

Dumarka jecel galmada gadaal ma jiran yihiin

Dumarka jecel galmada gadaal ma jiran yihiin

Su’aasha:

scw galmada gadaal ayaan su’aal ka qabaa waxan ahay nin ku nool wadamada yurub mid ka mid ah, waxan guursaday gabar garoob ah oo kasoo tahriibtay dalka sacudiga waxay ku noolaan jirtay magalada jida dalka sacugiga, markaan is guursanay oon dhor bilood is qabnay waxay ii sheegtay inay ka hesho wasmada dabada iyo salaaxida barida oo ka dareento raaxo badan marka mala dhihi karaa naagaha ka helo in futada looga tago way jiran yihiin maxaa keeno naagta inay ku raaxaysato galmada xaga dambe?

Dumarka jecel galmada gadaal ma jiran yihiin
Dumarka jecel galmada gadaal ma jiran yihiin

Jawaabta:

Marka kusoo dhowoow webka marka labaad su’aashada marka aan kaaga jawaabo waxaad ogaataa in caadi ahaan naagta inaysan ka raaxaysanaynin galmada gadaal ama dabada, waayo ma aha meel loogu talagalay in wax la galiyo, dabada waa meel  qalalan ma aha sida farjiga oo kale naagta marka ay kacsato dhacaan ayuu keenayaa oo sahal ka dhigaya in la galiyo xubinta, laakin gadaal sidaas ma aha, naagta waxaa laga yaabaa inay meesha ka dildilaacdo marka laga fuulo.

Laakin gabadha marka arrimahaas la baro oo dhowr jeer  lagu sameeyo waxaa dhici karta inay raaxo ka dareento xanuunka ayaa raaxo isku baddalaya markaas ayay raboonaysaa meesha in looga tago, taasna waxaa sabab u ah dhaawaca meesha gaaray ayaa cuncun bilaabaya waxayna ku xirmaysaa cambarka illeen labada meel way is saaran yihiin.

Dumarka dalbada mar hore ayay soo barteen galmada noocaas ah, waxaa dhci karta naagtan oo garoobta ah in ninkii kaaga horeeyay uusoo baray oo marka ay tabayso raaxada ay ka heli jrtay marka ninka ku samaynayo falkaas. dadka qoray buugaagta waxay sheegaan astmaamaha lagu garto naagaha gadaal laga cuno , afka futada ayaa ka dildilaacaya oo madw noqonaya marka ninka uu taabto way dabcaysaa wayna furmaysaa gabdhaha waxaas aan soo baranin wareega duleelka si xoog ayuu u dhuuqsan yahay mana furmayso.

Waxay ka mid tahay dhaqamadan qaabka daran wixii laga dhaxlay filimada reer galbeedka oo faafiya sheekada falkan foosha xun.

Madaahibta afarta waxay isku waafaqsan yihiin inay mamnuuc tahay duleelka in dumarka laga cuno  ama geedka madaxiisa laga galiyo, marka haka yeelin hadday ku dhahdo iga gali  dabada si kaste ha  ahaato.

Waxaad ku illowsiin kartaa inaad ugu badasho raaxo kale oo xalaal ah oo hilmaansiinayso sida galmada foorarka ee farjiga iwm.

dumarka soomaalida waxaan ma garan jirin laakin marka qurbaha lasoo aaday ayaa laga arkay dhaqamo badan  kale siiba dumarka ku nool wadamada cadaanka iyo carabta.

galmadan cuduro badan ayaa laga qaadaa oo aan lasoo koobi karin, salaaxida barida wax dhib ma laha istiinka ayay ka mid tahay.

Axaadiis badan ayaa kusoo aroortay oo reebaya galmada gadaal waxaa ka mid ah:

(لايَسْتَحْيِي اللهُ من الحَقِّ ، لا يَسْتَحْيِي اللهُ من الحَقِّ ، لا تأتوا النساءَ في أَعْجَازِهِنَّ)

أخرجه النسائي وغيره

(أنَّ رجلًا سألَ النبيَّ صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّمَ عن إتيانِ النساءِ في أدبارِهنَّ أو إتيانِ الرجلِ امرأتَهُ في دُبُرِهَا فقال النبيُّ صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّمَ حلالٌ فلمَّا وَلَّى الرجلُ دعاهُ أو أمَرَ بهِ فدُعِيَ فقال كيفَ قلتَ في أيِّ الخُربَتَينِ، أو في أَيِّ الخَرَزَتَينِ، أو في أَيِّ الخَصْفَتَينِ أمن دبرِها في قُبُلِهَا فنعم أم من دبرِها في دبرِها فلا فإنَّ اللهَ لا يستحيى من الحقِّ لا تأتوا النساءَ في أدبارِهنَّ)

أخرجه النسائي وابن ماجه وأحمد

 

Nin Ayaa Xumaan Igu Sameeyay Uur Ma Keentaa Galmada Gadaal

Su’aalo Iyo Jawaabo Muhim Ah Oo Ku Saabsan Galmada Dabada

Exit mobile version