Site icon Daruur درور

Dhibta siigada qofka uu kala kulmo

Dhibta siigada qofka uu kala kulmo

Su’aasha:

Dhibaatooyinka Ay Siigadu Qofka Kusababto Ma Mar Kaliya Ayaa Laga Soo Wada Kabtaa Mise Aayar Aayar Ayaa Looga Soo Kabtaa Anigu Hada Ilawgii Badnaa Waan Kasoo Fiicnaanayaa Sidoo Kale Walwalkii Iyo Niyad Jabkiina Waan Kasoo Fiicnaanayaa Markaan Aafada Kudhex Jiray Noloshayduba Waxay Ahayd Shalayto Waxaan Niyada Iska Odhan Jiray Bilow Aydhis Kugu Dhacaa Meeshaan Xidho Ama Furo Dhawr Jeer Ayaan Kusoo Noqon Jiray inaan Hubsado Inaan Xidhay Iyo Inkale Hilmaan Darteed Dadka Masoo Dhex Gali Jirin Waxaan Jeclaa Kelinimada Waxaanan Ahaa Qof Markuu Siigadu Sameeyo Walwal Daran Dareema Noloshayduba Shalayto kamay Dhamaanayn Laakiin Hada Siigada Waan Iska Daayay Walwalkii Fara Badnaana Waan Ka-Raystay iyo Hilmaankii Badnaa Xitaa Imika Haduu Dareenkaygii Aan Lahaa Markaan Siigada Samayn Jiray Haduu Isoo Noqdo Laga Ma Yaabo Inaan Dib Ugu Laabto Siigada Hala Isoo duceeyo Inuu Ilaahay Iga Dulqaado Dhibaatooyinka Ay Siigadu ii Gaysatay Mahadsanidiin Daruur.com

Dhibta siigada qofka uu kla kulmo
Dhibta siigada qofka uu kla kulmo

Jawaabta:

Su’aalo badan ayaad soo qortaa adiga badankooda waad kusoo celcelisaa, miyaadan webka daruur wax ka dhex raadin karin?!!, waan tirayaa su’aalahaaga badankooda maxaayeelay horay baan uga jawaabay in badan iyaga ka mid ah, adiga waad kusoo celcelinaysaa isla su’aalihii, waxaan kuu sheegayaa mar dambe hasoo dirin su’aal webka ku qoran, ka dhex raadi su’aalaha aad rabto inaad soo weyddiiso meesha loogu talagalay in wax laga raadiyo.

Siigada mental illness and brain miyay keentaa

You write a lot of questions and you repeat most of them, can’t you search on the web in a cloud?!!, I count most of your questions because I have already answered many of them, you repeat the same questions yourself, I tell you never send a question on the web again, search through the questions you want to ask where to look for something.

 

Exit mobile version