Site icon Daruur درور

Dardaaran ku wajahan hablaha la qabo video

Hablaha la qabo dardaaran fiican ayay usoo jeedisay gabar soomaaliyeed.

inta badan guryaha soomaalida aad bay u dumaan, furiinka aad buu usoo batay, si fudud ayay isku dhacaan nimanka iyo naagaha.

Dardaaran ku wajahan hablaha la qabo video
Dardaaran ku wajahan hablaha la qabo video

waxaa laga yaabaa xiliga shukaansiga in meel sare laysla gaaro oo jacay ah, laakin marka gabadha ninka ay waabta soo galiso, tiiba ma aha, weji kale ayay la soo baxaysaa, gabadhan waxay maanta ka hadlaysaa guryaha sida loo ilaaliyo dhaqanka wanaagsan oo reerka lagu xafidi karo waa muuqal video halkan ka daawo dardaaranka gabadha.

 

Ninka haweenka ku dhex jiro dhaqankooda muu yeelanaa

 

 

 

فاليوم ترى امرأة تزوجت من خمسة رجال ، يمكن للجميع أن يشعروا بالألم الذي يمكن أن تسببه هذه القضية للمجتمع.

والمثير للدهشة أن بعض النساء فخورات بالعديد من الرجال، ويشجعن الفتيات الصغيرات الجدد على الزواج، على تشتيت منزلهن.

على وسائل التواصل الاجتماعي ، عند تسجيل الدخول ، تجد الكثير من الأشياء الصادمة.

العديد من النساء يقفن وراء هذه القصة، لإشعال العقارات السكنية.

من بين الأسباب ، حب المال ، عندما تذهب إلى أوروبا ، تريد المرأة من زوجها إدارتها ، وتأخذ إيلين رشوة ، عندما لا يفعل بعض الأشياء ، فإنها تطلب الطلاق ، معتمدة على الحكومة التي هي فيها ، لديها منزل ، تضع حقيبة الرجل ،

هذا السبب هو واحد من الأسباب الأكثر شيوعا للطلاق في الدول الغربية.

هذه الفتاة تتحدث عن البيوت اليوم ، كيف تحافظ على حسن السلوك وتحافظ على سلامة الأسرة ، ها هو فيديو

Exit mobile version