Site icon Daruur درور

Daawada ugu fiican biyabaxa degdega

Daawada ugu fiican biyabaxa degdega

Su’aasha:

waxaan isku arkay biyabax degdeg ah wax yar kadib marka aan saaxkayga u tago way iga baxayaan hal daqiiqo xitaa ma dhama inta ay biyaha iga baxayaan marka labaadna ma awoodo inaan sameeyo waayo wuuba iga damayaa geedka maxaa daawo degd deg u ah oo aan ku yarayn karo mushkiladaas i haysata aniga waxaan jiraa 29 sano.

Daawada ugu fiican biyabaxa degdega
Daawada ugu fiican biyabaxa degdega

Jawaabta:

Dad badan ayaa ka sheegta biyabaxa degdega  marar wuxuu noqon karaa wax fudud siiba marka qofka uu ku xusub yahay guurka laakin haddii uu sii jiro waa dhibaato oo u baahan in la daaweeyo, daawada biyabaxa waxay u noqonaysaa maskaxda iyo nafta qofka qaabab badan ayuu dib ugu dhigi karaa biyaha shahwada waana qaabab maskaxda la xiriira.

waxaa jira waxyaalo oo qofka ugu kaalmayn kara inuu biyaha dib u dhigo waxaa ka mid ah saliidda dhegeyaraha sidoo kale waaxa jirta daawo oo buufis ah oo laga helo farmashiaha oo ah kawaabyo oo marka lagu buufiyo xubinta taranka ninka xasaasiyadda daran ka tagsiisa waxay ka mid tahay waxyaalaha biyaha dib u dhiga.

daawadaas waxaa lagu magacaabaa Xylocaine

Xylocaine daawada biyabaxa degdega
Xylocaine daawada biyabaxa degdega
Xylocaine daawada biyabaxa degdega
Xylocaine daawada biyabaxa degdega

guud ahaan waxaa loogu talaggalay inuu xanuunka ka baabi’iyo qofka marka waxaa loo adeegsadaa biyaha in dib loogu dhigo, dhakhaatiirta waxay dhahaan wax dhib ah uma keenayo qofka.

 

Ninka galmada kucusub dhaqsi miyuu biyo baxaa?

 

Many people say that sudden ejaculation can sometimes be a simple thing when the person is in the process of getting married but if it remains it is a problem that needs to be treated, the medicine for ejaculation becomes for the brain and soul of the person in many ways it can delay the water of the ejaculation and it is related to the brain.

There are things that can help a person to delay water, including ear oil. There is also a spray medicine in the pharmacy that is available in pharmacies, which is a bottle and when sprayed on the genitals of the man who is severely allergic, it is one of the things that delays water.

that drug is called Xylocaine
It is generally intended to eliminate pain from the person when water is used to delay it, doctors say it does not cause any harm to the person.

Exit mobile version