Site icon Daruur درور

Daawada shiirka jirro miyay keentaa

Daawada shiirka jirro miyay keentaa

Su’aasha:

Walaal daawada shiirka lagu nadiifiyo cudur maa laga qaadaa, waxan maqlay cudur ayay leedahay daawada shiirka, aniga dhidid badan ayaan isku arkay marka aan qubeysto wax yar kadib dhidid badan ayaa igasoo daata, siiba marka aan wax yar socdo, dhididkaasna shiir badan ayuu leeyahay xataa qofka dhinacayga soo maro wuu urin karaa shiirka iga imaanyo, marka fadlan daawada shiirka ma dhib bay ii keenaysaa.

Daawada shiirka jirro miyay keentaa
Daawada shiirka jirro miyay keentaa

Jawaabta:

Daawada la mariyo kilkilaha oo shiirka loogu talagalay waa labo nooc nooca koowaad waxaa loo yaqaanaa afka ingiriiska “Anti perspirant” carabigana مضاد التعرق oo laga wado wa reebaya dhididka, marla lagu buufiyo ama la mariyo kilkilaha wuxuu xiraa duleelaha jirka marka wuxuu joojiyaa dhididka inuu jirka kasoo baxo.
Nooca labaad waxaa loo yaqaanaa “Duodorant” wuxuu carfinaa dhididka ee ma celiyo dhididka.
nooca koowaad oo reebaya dhididka dhib ayuu u keenayaa caafimaadka maxaayeelay jirka inuu dhididka iskasoo saaro waa arrin caafimaad leh marka isaga wuu ka reebayaa.
nooca labaad ayaa fiican in la adeegsado, kaliya wuu carfiyaa dhididka kasoo baxo kilikisha.

Shiirka badan iyo siigada ma isla xiriiraan

Shiirka xishoodka iyo dhididka gacmaha

There are two kinds of medicine for the kidneys. The first type is called “Anti perspirant” in English. In Arabic, the medicine that is used to prevent sweating. Once sprayed or applied to the kidney, it closes the wounds of the body when it stops sweating from leaving the body.
The second type is called “Duodorant” it smells sweat and does not repel sweat.
The first type that prevents sweating causes health problems because the body to remove the sweat is a healthy thing when it excludes it.
The second type is better to use, it just smells the sweat from the kidneys.

 

 

(فيما يذهب ‌الصنان ونتن العرق) (كله ونتن البول والبراز وما يلينه وما بخرج أثر النورة والذراير التي يطيب) (بها البدن.) لي جربت أن الشراب يذهب نتن البراز وجودة الهضم أيضا مما تقلل نتن البراز ووجدت الأنجدان والحلتيت يزيدان في نتنه جدا.
بولس للصنان: شب رطب جزءان مر جزء يذاب بشراب ويستعمل أو يحرق خبث الفضة ويعجن بشراب ويستعمل.
التذكرة لتطيب رائحة البدن: أن يطلى البدن بورق السرو ودهن الورد ويأكل فلنجه وسليخه على الربق إن شاء الله.
ابن ماسويه في الحمام قال: يقطع رائحة النورة ذلك البدن بعده بورق الخوخ اليابس المدقوق أو بالسك أو بالصندل الأبيض أو بثجير الف ي العصفر والنخالة.
تياذوق قال: 3 (الصندل يقطع رائحة الإبط) 3 (والرجل إذا كان منكرا جدا فيدلك بماء حار أولا ويغسل ثم يطلى بالميسوسن فانه) 3 (بليغ.) سرابيون قال: التي يطيب بها البدن ومنها بالجوهر مثل الأفاويه والطيوب ومنها بالعرض وهي التي تسد منافذ البدن مثل المرادسنج والشب وخبث الفضة والتوتيا فان هذه كلها تمنع العرق من الآباط والأرابي والرجل فلا يظهر النتن والتي تطيب بجوهرها فالحارة تصلح للأبدان الباردة وبالضد. 3 (ذرور يطيب الجسد المنتن) العرق يصلح للمحرورين: سعد ساذج فقاح إذخر يسحق بشراب ريحاني سحقا نعما ثم يجفف ويلقى عليه ورد وصندل وآس واسحقه واعجنه بماء ورد ويستعمل بعد التجفيف بأن يذر على الجسد المنتن العرق إن شاء الله ويمسح به

Exit mobile version